 |
|
T A C S I
Thursday, 28-Dec 2006 |
Maamulka Puntland ayaa u diraya Tacsi tiiraanyo leh ehelkii iyo qaraabadii, Cidmaan Maxamuud Cidmaan oo si xaqdaro ah loogu diley Magaalada Kismaayo
>>Akhri |
War saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Warfaafinta Puntland
Monday, 25-Dec 2006 |
Wasiirka Warfaafinta ee DGPL Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Saalax (Bangax) ayaa maanta ka soo saarey war saxaafadda loogu talo galay xafiiskiisa, Wasiirka ayaa ka hadley Dagaaladda lagu soo qaadey Puntland.
>>Akhri |
Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaarada Warfaafinta
Wednesday, 29-Nov 2006 |
Sida aad la socotaan mudooyinkan danbe waxaa ku badatay Warbaahinta Dalka Gudihiisa gaar ahaan GobolladaKoonfureed,Warar been ah oo ku saabsan Amniga Puntland.
>>Akhri |
Madaxweynaha DGPL ayaa si rasmi ah u dhagax dhigey Garoonka Diyaaradaha ee Bosaso
Wednesday, 22-Nov 2006 |
Dhagaxdhigii maanta (22.11.2006) ayaa madaxweynuhu waxa uu ka jeediyey khudbad taariikhi ah waana tan:
>>Akhri |
Baaq ka soo baxay xafiis Guddoomiyaha Golaha Wakiilada
Sunday, 12-Nov 2006 | Ujeedo:Baaq: Golaha wakiilada DGPL wuxuu fadhigiisii 4/11/2006ilaa 5/11/2006 si qoto dheer uga dooday una lafa guray xaaladaha nabadgelyo iyo siyaasadda
>>Akhri
|
WAR SAXAAFADEED
Tuesday, 07-Nov 2006 |
Wasiirka D/ha hoose & Horumarinta Reer Miyiga ee DGPL, Md. Cali Cabdi Awaare ayaa maanta Magaalo-madaxda Gobolka Mudug ee Gaalkacyo ku qabtay shir jaraa’id.
>>Akhri |
Madaxweynaha DGPL ayaa hanbalyo u direy dhamaan shacabka Puntland iyo guud ahaanba Soomaalida
Monday, 23-Oct 2006 |
Madaxweynaha DGPL Mudane Maxamuud Muuse Xirsi ayaa u direy salaam iyo hanbalyo meelkasta oo ay joogaan shacabka Soomaaliyeed
>>Akhri |
|