English 
Boga hore
Xogta DGPL
Qaabka Xukuumadda
Khariidada
Nagala xiriir
Fal celis



Wararka

War saxaafadeed

Mashaariicda Hormarinta

Khadiiradda DGPL

Muuqaalo

Dalxiiska

Ganacsiga

Emailkaaga
Ministries Links
Education (MOE)
Fisheries & Ports (MFPMTMR)
Mowdafa
 


Mashaariicda Horumarinta
Madaxweyne ku xigeenka oo xariga ka soo jaray wadada Falidhyaale.

Saturday, 16-Feb 2008

Garowe,Puntland:hay'adda Jidadka Nesha ee Puntland ayaa dhowaan soo dhamaysay datactir lagu sameynayey wadada isku xirta Laascaanood iyo Garowe.
>>Read
Madaxweynaha oo dhagax dhigey marinada Diyaaradaha ee Garoonka Caalamiga ah Bosaso

Thursday, 23-Nov 2006

Mudane Maxamuud Muuse Xirsi Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland oo uu ku weheliyo Wasiirka Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Mr. Cabdullahi Cali Xirsi,
>>Read
Dhismaha terminalka Garoonka Diyaaradaha ee Bosaso oo heer dhamaystir maraya

Wednesday, 01-Nov 2006
Garoonka Diyaaradaha ee Caalamiga ah ee Bosaso ayaa maraya heer gebogebo ah, waxaana mar dhaw bilaamaya dhismaha qaybta daiyaaraduhu ku orddaan (Run Way.

>>Read


Madaxweynaha DGPl ayaa booqashooyin badan ku tegey Dhismaha Cusub ee Garoonka diyaaradaha Bosaso

Wednesday, 01-Nov 2006
Mudaddii uu socdey dhismaha garoonka Diyaaradaha ee Bosaso ayuu madaxweynuhu aad ugu kuurgalay habsami u socda hawlaha Garoonka hadaba taariikhdu markey ahayd 18.Maajo,2005 ayuu madaxweynuhu booqasho ku tegey dhismaha cusub ee garoonka diyaaradaha Bosaso.

>>Read




Pages
1
© 2007 Puntland Government | webmaster@puntlandgov.net