English 
Boga hore
Xogta DGPL
Qaabka Xukuumadda
Khariidada
Nagala xiriir
Fal celis



Wararka

War saxaafadeed

Mashaariicda Hormarinta

Khadiiradda DGPL

Muuqaalo

Dalxiiska

Ganacsiga

info@puntlandgovt.com
Ministries' web pages
Ministry of Education
Ministry of Fisheries
Ministry of Women Development & Family Affairs
Ministry of Finance
Ministry of Health


Wararka
Kormeerkii Dawladda Hoose ee Boosaaso.

Thursday, 05-Feb 2009

Boosaaso,Puntland:Madaxweynaha ayaa maanta soo kormeerey Xarunta Dawladda Hoose ee Magaalada Boosaaso.

>>Akhri
Kormeerkii Isbitaalka Boosaaso.

Thursday, 05-Feb 2009

Boosaaso,Puntland:Madaxweynaha DGPL iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa maanta waxa ay booqdeen isbitaalka Weyn ee Bendarqaasim hospital ee Magaalada Boosaaso.

>>Akhri
Madaxweynaha iyo weftigiisii ayaa maanta kormeer hawleed u baxay.

Wednesday, 04-Feb 2009

Boosaaso,Puntland:Madaxweynaha DGPl Mudane Cabdiraxmaan Sh.Maxamed Maxamuud iyo weftigiisa ayaa waxa ay soo kormeereen xarumaha ay ka mid yihiin Maxjarka,Garoonka Cusub iyo Dekeda.

>>Akhri
Madaxweynaha DGPL oo maanta yimid Magaalada Boosaaso.

Wednesday, 04-Feb 2009

Boosaaso,Puntland:Madaxweynaha DGPL iyo weftigiisii ballaaran ayaa maanta duhurkii soo gaaray Magaalada Boosaaso.

>>Akhri
Socdaalkii Madaxweynaha Qardho iyo Carmo.

Tuesday, 03-Feb 2009

Boosaaso,Puntland:Madaxweynaha DGPL iyo weftigiisii ballaarnaa ayaa waxa si diiran loogu soo dhoweeeyey degmada Qardho ee Gobolka Karkaar.

>>Akhri
Safarka Madaxweynaha iyo weftigiisa

Tuesday, 03-Feb 2009

Boosaaso,Puntland:Madaxweynaha DGPL iyo wefti ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa shalay subax ka soo ambabaxay Caasimadda DGPL ee Garowe.

>>Akhri
Shirkii Khamiislaha ahaa ee Xukuumada oo maanta qabsoomay.

Thursday, 29-Jan 2009

Garowe,Puntland:Waxaa maanta xarunta Madaxtooyada ku qabsoomay shirkii caadiga ahaa ee Khamiislaha ahaa.

>>Akhri
Xil wareejin ka dhacday Xarunta Wasaaradda Maaliyadda.

Thursday, 29-Jan 2009

Garowe,Puntland:Madaxweynaha DGPL Mudane Cabdiraxmaan Sh.Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa maanta ka qaybgalay xafladii xil wareejinta Wasiirkii hore Maaliyada.

>>Akhri
Wasiiro la dhaariyey iyo xukuumadda oo maanta horgeysay Barnaamijka DGPl golaha Wakiilada

Wednesday, 28-Jan 2009

Garowe,Puntland:Waxaa maanta la dhaariyey qaar ka mid ah xukuumaddii maanta la magacaabay iyo qaar ka harsanaa qaybtii hore loo magacaabay. Hadaba wasiirada maanta la dhaariyey ayaa waxa ka mid ahaa Wasiirka maaliyada Dr Faarax Cali Jaamac,wasiirka Waxbarashada Cabdi Faarax Saciid(Juxa).iyo ku xigeenkiisa Cabdi Maxamuud Maxamed,waxaan weli la dhaarin wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha,wasiirka Qorshaynta iyo xiriirka Caalamiga ah iyo wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda,wasiiradan oo ah kuwii maanta la magacaabay.

>>Akhri
Xeer Madaxweyne

Wednesday, 28-Jan 2009

Garowe,Puntland:Madaxweynaha DGPl Mudane Cabdiraxmaan Sh.Maxamed Maxamuud(Faroole) ayaa maanta soo saaray xeer Madaxweyne oo Lrkiisu yahay 04,28,Jannaayo,2009,kuna saabsanaa Magacaabida xubno golaha xukuumadda Cusub. Hadaba xeerkan ayaa waxa uu u qornaa sidatan:

>>Akhri
<<PREV

Pages
1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61
NEXT>>
 
 
© 2006- 2009 Puntland Government | info@puntlandgovt.com