 |
|
Xeer Madaxweyne.
Saturday, 07-Mar 2009 |
Garowe,Puntland:Waxaa maanta xafiiska Madaxweynaha ka soo baxday xeer Lrkiisu yahay 16,kuna saabsanaa Qiimaha Doollar iyo qaadista Canshuurta100%.
Xeerkan ayaa ahaa qodob ka mid ah qodobadii ka soo baxay Shirkii Khamiista ee ay yeesheen golaha Xukuumadda.
Hadaba xeerkani ayaa waxa uu u qornaa sidatan:
>>Akhri |
Kulamadii Xukuumadda DGPL.
Saturday, 07-Mar 2009 |
Garowe,Puntland:Kulamdii isdaba joogaa ahaa ee ay yeesheen xukuumadda DGPL Isniintii iyo khamiistii ayaa waxa ka soo baxay go’aamo,ka dib dood dheer iyo falaqayn,waxaa laysla gartay go’aamada soo socda halka qodob ka mid ah go’aamadaasi lagu soo saari doono wareegto dhowaana aan idiin soo gudbin doono haddii alla idmo.
Hadaba go;aamadii ay gaartay xukuumadda DGPL ayaa waxa ay u qornaayeen sidatan:
>>Akhri |
Xarumo cusub oo loo dhisayo Laamaha DGPL.
Friday, 06-Mar 2009 |
Garowe,Puntland:Madaxweynaha DGPl ayaa maanta booqday buuraleyda Galbeedka ka ah Magaalada Caasimada ah ee Garowe halkaasi oo awal hore looga dhisay xarun Labo dabaq ah wasaaradda Caafimaadka DGPL.
>>Akhri |
Madaxweynaha oo kormeeray xarumaha Dawladda
Wednesday, 04-Mar 2009 |
Garowe,Puntland:Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland, Dr. C/raxmaan Maxamad Maxamuud (Farole) ayaa booqday dhowr xarumood oo ku yaala gudaha iyo agagaarka Magaalada Garoowe oo ah xarunta Maamulka Puntland.
>>Akhri |
Kulan aan caadi ahayn oo ay yeesheen Xukuumadda Puntland
Tuesday, 03-Mar 2009 |
Garowe,Puntland:Golaha xukuumadda DGPL ayaa shalay yeeshay kulan aan caadi ahayn.
Kulankan ayaa waxa shir guddoominayey Madaxweynaha DGPL Dr:Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud.
>>Akhri |
Xeer Madaxweyne.
Saturday, 28-Feb 2009 |
Garowe,Puntland:Xafiiska Madaxweynaha DGPl ayaa maanta waxa ka soo baxay xeer Madaxweyne oo lagu magacaabay Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Puntland, Lambarkiisuna yahay 15.
>>Akhri |
Madaxweynaha oo cafiyey Maxaabiis
Monday, 09-Feb 2009 |
Boosaaso,Puntland:Madaxweynaha DGPL ayaa maanta cafis u fidiyey maxaabiis ku xirnayd xabsiga dhexe ee Magaalada Boosaaso.
>>Akhri |
Madaxweynaha DGPl oo maanta kulan la qaatay Haweenka DGPL.
Sunday, 08-Feb 2009 |
Boosaaso,Puntland:Kulan ay soo qaban qaabisay wasiir ku xigeenka Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo arrimaha Qoyska ayaa manta ka dhacday Huteelka Huruuse ee Magaalada Boosaaso.
>>Akhri |
Madaxweynaha DGPl oo xalay ka qaybgalay Casho sharaf
Sunday, 08-Feb 2009 |
Boosaaso,Puntland:Madaxweynaha DGPl iyo ku xigeenkiisa ayaa xalay ka qaybgalay casho sharaf ay soo qabanqaabiyeen ganacsatada Boosaaso,waxayna ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimey.
>>Akhri |
Kormeerkii Jaamacadda Bariga Afrika.
Thursday, 05-Feb 2009 |
Boosaaso,Puntland:Madaxweynaha DGPL iyo ku xigeenkiisa ayaa maanta booqday Jaamacadda Bariga Afrika ee Magaalada Boosaaso.
>>Akhri | |
|