 |
|
Kulankii khamiista
Saturday, 21-Mar 2009 |
Garowe,Puntland:Kulankii caadiga ahaa ee khamiislaha ahaa ayaa waxa uu ka dhacay xarunta Madaxtooyada DGPl ee Magaalada Garowe.
>>Akhri |
Shir aan caadi ahayn oo ay yeesheen Golaha Xukuumada iyo Hay’adda Inter peace.
Tuesday, 17-Mar 2009 |
Garowe,Puntland:shirkan aan caadiga ahayn ayaa waxa shir guddominayey Madaxweyne ku xigeenka ahna sii hayaha xilka Madaxweynaha Gen:Cabdisamed Cali Shire,Ujeedada shirkan ayaa ahayd u soo bandhigid Golaha Xukuumada ee Cusub dastuurkii Qabyada ahaa Iyo Khariidada Wadada Dimoqraadiyeynta.
>>Akhri |
Kulan ay wada yeesheen Interpeace iyo DGPL.
Sunday, 15-Mar 2009 |
Garowe,Puntland:Waxaa maanta kulan yeeshay ku simaha xilka Madaxweynaha DGPl ahna madaxweyne ku xigeenka Gen: Cabdisamed Cali Shire iyo wefti ka socday Hay’ada Interpeace.
Kulankan ayaa waxaa ka soo qaybgalay wasiirudawlaha Maamul wanaagga,wasiir ku xigeenka arrimaha,agaasimaha guud ee Madaxtooyada,agaasimaha Hay’ada Maamul wanaagga Puntland iyo agaasimaha guud ee Hay’ada Cilmi Baarista Puntland(PDRC).
Dhinaca weftigfgana waxaa joogay Madaxa Dimuqraadiyeynta ee Mashruuca Interpeace Rubin Zamora iyo wakiilka Puntland u jooga Interpeace.
>>Akhri |
Magacaabid Guddi Garsoor.
Sunday, 15-Mar 2009 |
Garowe,Puntland:Waxaa maanta xafiiska Madaxweyne ku xigeenka ahna sii hayaha xilka Madaxweynaha ka soo baxay magacaabid guddi garsoor.
>>Akhri |
Shirkii khamiislaha ahaa ee golaha xukuumada DGPL
Thursday, 12-Mar 2009 |
Garowe,Puntland:Shirkii caadiga ahaa ee golaha xukuumadda DGPl ayaa maanta ka dhacay hoolka shirarka ee xarunta Madaxtooyada DGP lee Garowe.
Shirkan ayaa waxa maanta shir guddoominayey Madaxweyne ku xigeenka ahna sii hayaha xilka Madaxweynaha Gen:Cabdisamed Cali Shire.
>>Akhri |
Xeer Madaxweyne.
Thursday, 12-Mar 2009 |
Garowe,Puntland:Waxaa xafiiska Madaxweynaha DGPL ka soo baxay xeer Madaxweyne oo Lambarkiisu yahay 18,kuna taariikhaysan 10March,2009,kuna saabsanaa Magacaabidda wasiir ku xigeeno iyo la taliye.
>>Akhri |
Xeer Madaxweyne.
Thursday, 12-Mar 2009 |
Garowe,Puntland:Waxaa xafiiska Madaxweynaha DGPl ka soo baxay xeer Madaxweyne oo lambarkiisu yahay Lr.17,soona baxay 09March,2009,kuna saabsan joojinta Dalacsiinta Ciidamada Booliiska DGPL.
>>Akhri |
Wareegto Madaxweyne
Thursday, 12-Mar 2009 |
Garowe,Puntland:Xafiiska Madaxweynaha DGPl ayaa waxa ka soo baxay wareegto ku aadan daryeelka Degaanka,mamnuucidda samaynta tuulooyin cusub,Berkado qodida,xirmaysiga,jarida dhirta iyo dhuxulaysiga.
>>Akhri |
Wareegtooyin ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha DGPL
Monday, 09-Mar 2009 |
Garowe,Puntland:Waxaa maanta ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha DGPl labo wareegto lambaradoodu kala yihiin Lr05 iyo Lr06.
Wareegtooyinkan ayaa ku saabsanaa hirgelinta Canshuuraha sharciyada Low 14 iyo 7aad,iyo joojinta qalabka iyo Gaadiidka Ciidan iyo Baabuurka Sarfaha ah.
>>Akhri |
Xuska 8da Maarso oo maanta laga xusay DGPL.
Sunday, 08-Mar 2009 |
Garowe,Puntland:Xaflad si weyn loo soo agaasimay ayaa maanta waxay ka dhacday xarunta Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo arrimaha qoyska.
Xafladan ayaa waxa ka soo qaybgalay Madaxweynaha DGPl Dr:Cabdiraxmaan Sh.Maxamed Maxamuud iyo Madaxweyne ku xigeenka Gen:Cabdisamed Cali Shire,Marwada Madaxweynaha DGPl Marwo Amina Abiib,qaar ka mid ah golaha wasiiradda,guddoomiye ku xigeenka Kowaad ee Baarlamaanka DGPl,agaasimaha Guud ee Hay’ada PDRC,hay’adaha Caalamiga ah oo ay ka mid ahaayeen Diakonia.
Xafladan ayaa waxa qabanqaabadeeda ka qayb qaatay Hay’adaha ay ka mid yihiin PDRC,Diakonia,UNFPA,UNICEF iyo Kaalo.
Xuska 8da maarso ayaa ah maalin ay Haweenka aduunka oo dhan ay xusaan sannad kasta bishan.
>>Akhri | |
|