 |
|
Golaha Xukuumadda Puntland ayaa maanta isugu yimi Shirkoodi caadiga ahaa
Thursday, 07-Dec 2006 |
Madaxweynaha DGPL Mudane Maxamuud Muuse Xirsi ayaa shir guddoominayey shirkii caadiga ahaa ee khamiis kasta.
>>Akhri |
Madaxweynaha ayaa maanta dib ugu soo laabtey Caasimadda, halkaas oo uu ku qaabiley Wafti ka socdey Umadaha Midooobey (UN)
Sunday, 03-Dec 2006 |
Madaxweynaha Puntland Mudnae Maxamuud Muuse Xirsi ayaa maanta goor hore soo gaarey Magaala Madaxda Dawlad Goboleedka Puntland ee Garoowe wefdiga madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ahaa Madaxweyne ku xigeenka iyo qaar ka tirsan golaha Xukuumadda.
>>Akhri |
Madaxweynaha oo la kulmey Ganacsatada iyo waxagaradka G.Mudug.
Saturday, 02-Dec 2006 |
Mudane Maxamuud Muuse Xirsi Madaxweynaha Puntland ayaa kulan la qaatey Ganacsatada iyo waxagardka Gobolka Mudug
>>Akhri |
Madaxweyne Kuxigeenka Puntland ayaa maanta ka qaybgalay Xuska Maalinta AIDS-ka Aduuka
Friday, 01-Dec 2006 |
Waxaa maanta si weyn looga xusey Dawlad Goboleedka Puntland maalinta AIDS-ka Aduunka, waxaa xaflad weyn lagu qabtey Garoonka Kubadda Cagta ee Gaalkacyo
>>Akhri |
Madaxweyne Kuxigeenka Puntland ayaa dib ugu soo laabtey Dalka kadib booqasho uu ku tegey dalka Itoobiya.
Tuesday, 28-Nov 2006 |
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Mudane Xassan Daahir Maxamuud ayaa maanta yimid magaalada Bosaso kadib safar gaaban oo uu ku tegey dalka itoobiya.
>>Akhri |
Madaxwaynaha oo maanta u magacaabay Taliye iyo Taliye-Xigeen Ciidanka ilaalada xeebaha ee Puntland.
Wednesday, 22-Nov 2006 |
Xeer Madaxweyne Lr 239, ee 22,Novenbar,2006, kuna saabsan Magacaabida taliye iyo Taliye Xigeenka Ciidanka Illaalada Xeebaha Dawlada Puntland
>>Akhri |
Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Ayaa maanta ka degay Garoonka Bandarqasim ee Bosaso
Tuesday, 21-Nov 2006 |
Madaxweynaha DGPL Mudane Maxamuud Muuse Xirsi ayaa maanta ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Bosaso, Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa saaka aroornimadii ka soo duulay magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug,
>>Akhri |
Shir wadatashi oo ka dhacay Gaalkacyo qodobana ka soo baxeen Saturday, 18-Nov 2006 | Madaxweynaha DGPL ayaa xubno muhiim ah oo kamid ah culimada diinta islaamka ee reer Puntland.
>>Akhri
|
Wareegto ka soo baxday Xafiiska madaxweynaha DGPL
Saturday, 18-Nov 2006 |
Wareegtadan oo ku caaladaysney 17.11.2006 ayaa u qorneyd sidan:
>>Akhri | |
|