English 
Boga hore
Xogta DGPL
Qaabka Xukuumadda
Khariidada
Nagala xiriir
Fal celis



Wararka

War saxaafadeed

Mashaariicda Hormarinta

Khadiiradda DGPL

Muuqaalo

Dalxiiska

Ganacsiga

info@puntlandgovt.com
Ministries' web pages
Ministry of Education
Ministry of Fisheries
Ministry of Women Development & Family Affairs
Ministry of Finance
Ministry of Health


Wararka
Madaxweynaha ayaa maanta ka soo degey Garoonka Diyaaradaha ee Bosaso wufuud kala gedisana qaabiley.

Friday, 09-Feb 2007

Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane Maxamuud Muuse Xirsi ayaa maanta ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Bosaso, Madaxweynaha ayaa soo maray dalal ay ka mid yihiin Jarmalka iyo Imaaraadka Carabta, waxaana safarka Madaxweynaha ku weheliyey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka Xassan Cismaan Maxamuud Alloore.

>>Akhri
Wefdi kasocda Bangiga Islaamka oo soo gaarey Puntland

Thursday, 08-Feb 2007

Weftigan ayaa waxa magaalada si diiran ugu soo dhoweeyey Golaha xukuumada DGPL oo uu horkacayo Wasiirka Qorshaynta iyo Xiriirka caalamiga Mudane Cabdi Salaad Cali.

>>Akhri
Golaha xukuumadda Puntland ayaa maanta isugu yimid Shirkoodi caadiga ahaa

Thursday, 08-Feb 2007

Maanta oo ah Khamiis, feberuary 8,2007, waxaa xarunta Madaxtooyada ee Garowe lagu qabtay shirkii caadiga ahaa ee golaha xukuumada.

>>Akhri
Xafiiska socdaalka dowladda federaalka oo maanta si rasmi ah looga furay magaala madaxda puntland ee Garowe.

Tuesday, 06-Feb 2007

Xafladii furitaanka xafiiska socdaalka ee Dowladda Federaalka ayaa manta waxa ka soo qaybgalay wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Axmed Cabdi Xaabsade,wasiirka diinta iyo awqaafta C/risaaq Yaasiin Cabdulle,wasiirka shaqada iyo shaqaalaha,isportiga iyo dhalinyarada,C/nuur Cilmi Maxamud (Biidhe),

>>Akhri
Wasiirka Maaliyadda Ayaa kormeer shaqo ku tegey Magalaada Gaalkacyo.

Sunday, 04-Feb 2007

Wasiirka Maaliyadda Puntland Dr. Maxamed Cali Yusuf (Gaagaab) ayaa soo afjaray kormeer shaqo oo uu ku joogey magaalada Gaalkacyo.

>>Akhri
Golaha Xukuumadda Puntland oo isugu Yimid shirkoodi Caadiga ahaa

Thursday, 01-Feb 2007

Maanta oo khamiis ah ayaa waxaa isugu yimdi shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiiradda Puntland.

>>Akhri
Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah oo soo bandhigtey warbixintii shirkii Xukuumadda iyo UNDP

Thursday, 01-Feb 2007

Ujeeddo: Warbixin Shirkii Dawladda ivo Hav'adda UNDP Waxaa shir wadatashi yeeshay Daw1ad Gobolleedka Puntland iyo Hay'ada UNDP taariikhdu markay ahayd 29-30 January 2007.

>>Akhri
Farriinta uu Madaxweynaha Puntland u diray wafdiga UNDP ee Puntland booqanaya

Thursday, 01-Feb 2007

Farriinta uu Madaxweynaha Puntland u diray wafdiga UNDP ee Puntland booqanaya

>>Akhri
Kulan lagu soo bandhigey Qorshaha shanta sano 2007 - 2011 ayaa ka dhacay Caasimadda Puntland

Tuesday, 30-Jan 2007

Waxaa maanta kulan wada yeeshay Maamulka Puntland iyo Hay'adda UNDP, Wuxuu kulankan ahaa mid lagu eegayay horumarka Dawlad Goboleedka Puntland, waxaana si gaar ah looga hadlayay saddex qodob oo kal ah:-

>>Akhri
Golaha deegaanka ee Deg.Jariiban ayaa doortey Gudoomiye iyo ku xigeenadiisi

Tuesday, 30-Jan 2007

Xaflad aad loo agaasimay oo ay ka soo qayb galeen wefti uu horkacayo wasiirka dawladaha hoose ee Puntland Cali Cabdi Awaare iyo wasiirka maaliyadda , xildhibaanno Puntland ka tirsan iyo sidoo kale maamulka gobolka Mudug ayaa guddoomiyaha golaha deegaanka loogu doortay C/casiis Yuusuf Xaarin.

>>Akhri
<<PREV

Pages
1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61
NEXT>>
 
 
© 2006- 2009 Puntland Government | info@puntlandgovt.com