English 
Boga hore
Xogta DGPL
Qaabka Xukuumadda
Khariidada
Nagala xiriir
Fal celis



Wararka

War saxaafadeed

Mashaariicda Hormarinta

Khadiiradda DGPL

Muuqaalo

Dalxiiska

Ganacsiga

info@puntlandgovt.com
Ministries' web pages
Ministry of Education
Ministry of Fisheries
Ministry of Women Development & Family Affairs
Ministry of Finance
Ministry of Health


Wararka
Madaxweynaha DGPL ayaa waxa uu tababarkii ciidanka ilaalada badda Puntland ugu soo xiray xerada Xorgoble ee degmada Qardho.

Sunday, 18-Feb 2007

Ciidanka ilaalada badda Puntland ee loo soo xiray tababarka ayaa waxa uu ka koobnaa ilaa 250 askari oo dhamaantoodba ka kala yimid gobolada Puntland ay ka kooban tahay.

>>Akhri
Madaxweynaha DGPL ayaa waxa uu kormeer ku tegay Akadamiyada Booliiska ee Carmo.

Sunday, 18-Feb 2007

Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa waxa ay kormeermeer ku soo mareen qaybaha uu ka kooban yahay Akademiyada Booliiska Carmo.

>>Akhri
Madaxweynaha Puntland ayaa xariga ka jaray wado muhim ah oo dayactir lagu sameeyay

Sunday, 18-Feb 2007

Madaxweynaha Puntland Mudane Maxamuud Muuse Xirsi ayaa xadhiga ka jaray wadada Laag oo la sameeyey meelihii ay biyaha togga Laag ay waxyeelada u geysteen

>>Akhri
Magacaabidda Gudiga dib u eegista Dastuurka

Wednesday, 14-Feb 2007

Madaxweynaha Ayaa wareegto ku magacaabey gudiga dib u eegista Dastuurka Puntland

>>Akhri
Mideynta Dakhliga Canshuuraha

Wednesday, 14-Feb 2007

Shir aan caadi ahayn oo ka dhacay xarunta Madaxtooyadda Bosaso oo looga hadley Mideynta dakhliga iyo khidmadaha Dawladda ayaa waxaa ka soo baxay xeer madaxweyne:

>>Akhri
Shir looga hadlaayey dhismaha Wadada Lafa Gorayo ee tegaysa Caluula oo ka dhacay Hotel Panarama.

Sunday, 11-Feb 2007

Shirkaan ayaa waxaa ka soo qaybgalay Madaxweynaha Puntland mudane Maxamuud Muuse Xirsi, Wasiirka Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Dekadaha Mudane Siciid Maxamed Raage,

>>Akhri
Madaxweynaha DGPL ayaa maanta ka qayb galay xaflad lagu soo bandhigay websiteyada seddex wasaaradood.

Sunday, 11-Feb 2007

Xafladan ayaa sidoo kale waxaa ka soo qayb galay wasiirada wasaaradaha loo furay websiteyda, wasiirka maaliyada iyo ku xigeenkiisa kowaad, wasiir xigeeno, xildhibaano, Caalaimga ah ee ka howlgala puntland qaar ka mid ah, NGOyada, guddoomiyaha gobolka bari, duqa degmada Boosaaso,ganacsatada gobolka bar iyo saxaafada.

>>Akhri
Madaxweynaha DGPL ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay dekada magaalada Boosaaso.

Sunday, 11-Feb 2007

Kormeerkan ayaa ujeedadiisu ahayd sida ay u socdaan howlaha dekada iyo waxyaabaha laga qabtay,wuxuuna Madaxweynuhu soo booqday qaybta raadaalka ee dekada Boosaaso oo ahayd qayb cusub oo hadda lagu soo kordhiyey ahna qalab casriya ah.waxaana keentay shirkada ilaalinta badda puntland ee Alxabaabi.

>>Akhri
Wareegto Kasoobaxdey Xafiiska Madaxweynaha Puntland

Sunday, 11-Feb 2007

Xafiiska Madaxweynaha ee magaalada Boosaaso ayaa waxa shalay kulan ku yeeshay madaxda sare sare iyo waaxyaha kale ee wasaarada maaliyada dood dheer iyo falaqayn ka dib ayaa waxa kulan kaasi ka soo baxay qodobo ka kooban 12 qodob oo uu ku saxeexnaa madaxweynaha DGPL mudane madaxmuud Muuse Xirsi waxayna u qornaayeen sidan.

>>Akhri
Madaxweynaha ayaa caawa xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Boosaaso kulan kula yeeshay wefdi ka socdey Bangiga Islaamka

Saturday, 10-Feb 2007

Madaxweynaha Puntland Mudane Maxamuud Muuse Xirsi ayaa kulan saacado qaatey kula yeeshay xarunta madaxtooyada Puntland,

>>Akhri
<<PREV

Pages
1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61
NEXT>>
 
 
© 2006- 2009 Puntland Government | info@puntlandgovt.com