 |
|
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo oo kasoo degay Gaalkacyo
Tuesday, 06-Mar 2007 |
Waxaa gegida diyuuradaha ee magaalada Gaalkacyo ka soo degay wefti ka socda dowladda fedderaalka KMG soomaaliya oo uu hoggaaminayo Madaxweyne C/dillaahi Yuusuf Axmed.
>>Akhri |
Shirkii Golaha Xukuumada ee khamiista march 01.2007
Friday, 02-Mar 2007 |
Xarunta madaxtooyada ee magaalada Garowe ayaa waxaa lagu qabtay shirkii golaha xukuumada ee todobaadlaha ahaa.
>>Akhri |
Golaha Deegaanka ee Degmada Xudun - G.Sool oo la dhisay
Friday, 02-Mar 2007 |
Golihii degaanka ee degmada xudun ayaa waxa ay shalay doorteen guddoomiye iyo ku xigeenkiisa,ka dib markii ay gaareen wefti uu horkacayo wasiirka dowladaha hoose iyo horumarinta reer miyiga
>>Akhri |
Madaxweynaha Puntland ayaa qaabilay Wafdi kasocda UNDP
Tuesday, 27-Feb 2007 |
Madaxweynaha Puntland mudane Maxamuud Muuse Xirsi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socdey hay'adda UNDP qaybta nabadgelyada
>>Akhri |
Golaha Xukuumadda Puntland ayaa manta isugu yimid shirkoodi caadiga ahaa
Thursday, 22-Feb 2007 |
Shirkaan ayaa waxaa gudoominaayey Madaxwenaha Dawladda Puntland mudane maxamuud Muuse Xirs,
waxaana looga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin xaaladdda nabadgelyada, xoojinta awoodda waxqabadka ee maamulka gobollada.
>>Akhri |
Madaxweynaha DGPL ayaa waxa uu deeq matoora ah ugu deeqay degmada Boocane.
Thursday, 22-Feb 2007 |
Deeqdan Madaxweynaha DGPL ayaa timid ka dib markii uu madaxweynuhu booqasho kormeer ku tegay gobolka Sool waqti sii horeysey,
>>Akhri |
Kelmadii Madaxweynuhu ka jeediyey shirkii Puntland iyo UN-CT
Tuesday, 20-Feb 2007 |
Kelimadda Madaxweynaha dowladda Puntland
ee ku aaddan wafdiga UNCT
>>Akhri |
Kulan heersare ah oo ay isugu yimaadeen Dawladda Puntland iyo UN-CT ayaa ka dhacay Puntland State University
Tuesday, 20-Feb 2007 |
Madaxweynaha Puntland mudane Maxamuud Muuse Xirsi iyo Kuxigeenkiisa Mudane Xassan Daahir Maxamuud ayaa maanta ka qayb galay kulan ay isugu yimaadeen madaxda hay?adaha UN-CT ee Soomaaliya ka hawlgala, waxaa kaloo goob joog ka ahaa golaha wasiirada, golaha Baarlamaanka, NGO-yada maxaliga ah, bulshada rayidka ah, maamulka gobolka iyo kan degmada Garowe.
>>Akhri |
Wasiirka waxbararshad Dgpl oo ka tanaasulay codsigii is-casilaada, kadib markuu kulan la yeeshay Madaxwaynaha Puntland.
Monday, 19-Feb 2007 |
Madaxwane DGPL Mudane Maxamud Musse Xirsi, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Wasiirka Waxbarashada ee Dgpl. Mudane Axmed Siciid Nuur, ka dib markii xafiiska madaxwaynaha ay soo gaartay codsi uu wasiirku doonayo inuu iska casilo xilka wasiirnimo khliaafaad dhinaca wadashaqaynta dowlada ku saabsan awgeed
>>Akhri |
Casho Sharaf ka dhacdey Xarunta Madaxtooyadda Puntland ee Garoowe
Monday, 19-Feb 2007 |
Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa waxa ay xalay casho sharaf u sameeyeen weftiga ka socday hay?adaha UN-CT oo shalay galab booqasho ku yimid DGPL.
>>Akhri | |
|