 |
|
Wafti ka socda Imaarada Raysulkhayma oo ku sugan Puntland
Saturday, 17-Mar 2007 |
Waxaa maanta soo gaaray Magaalada Boosaaso wefti ka socda Imaaraatka Raskhayma ee dalka UAE.
>>Akhri |
Madaxweynaha oo safaro ku tagay Qardho iyo Bosaso
Saturday, 17-Mar 2007 |
Waxaa shalay kulan magaalada Qardho ku dhexmaray Madaxweynaha Puntland iyo mas?uuliyiinta Degmada Qardho iyo Gobalka Karkaar.
>>Akhri |
Shirkii Caadiga ahaa ee Golaha Xukuumadda Puntland oo maanta qabsoomey.
Thursday, 15-Mar 2007 |
Shirkan ayaa waxa shir guddoominayey Madaxweynaha Puntland Mudane Maxmuud Muuse Xirsi.
>>Akhri |
Madaxweynaha Puntland iyo Safiirka dalka Masar u fadhiya Soomaaliya oo kulan ku yeeshay Madaxtooyada Puntland.
Wednesday, 14-Mar 2007 |
Madaxweynaha Puntland mudane Maxamuud Muuse Xirsi ayaa manta kulan gaar ah la qaatey Safiirka Dalka Masar Ambasador Siciid Maxamed Mursi, shirkan ayaa waxa ka soo qayb galay qaar ka mid ah golaha wasiirada ee Puntland
>>Akhri |
Madaxweynaha Puntland ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabiley safiirka dalka Masar u fadhiya Soomaaliya.
Wednesday, 14-Mar 2007 |
Madaxweynaha Dawladda Puntland mudane Maxamuud Muuse Xirsi ayaa manta ku qaabiley Xafiiskiisa Safiirka Dalka Masar u fadhiya Soomaaliaya Ambasadoor Saciid Maxamed Mursi.
>>Akhri |
Madaxweynaha ayaa ka qaybgalay kulan loo qabtey Golaha deegaanadda ee Puntland
Wednesday, 14-Mar 2007 |
Kulanka ayaa waxa ka soo qaybgalay Safiirka Dawladda Masar u fadhiya Soomaaliya Danjire Saciid Maxamed Mursi oo isagu saaka soo gaaray Garowe, guddoomiyaha Golaha wakiilada ee DGPL, xildhibaano, qaar ka mid ah golaha wasiirada , mas?uuliyiin iyo waxgarad.
>>Akhri |
Madaxweynaha Puntland oo ugu deeqay lacag dhan 100 milyan oo shilan dadka uu ku dhacay cudurka shuban biyoodku.
Wednesday, 14-Mar 2007 |
Madaxweynaha Puntland Mudane Maxamuud Muuse Xirsi ayaa gaarsiiyey Deeq lacageed o gaareysa 100,000,000Sh.So (Boqol Milyan oo shilin) dadka uu ku dhacay cudurka shuban biyoodka ( Diarre)
>>Akhri |
Wafdigii Dowlada Federaalka oo ka dhoofay Puntland
Thursday, 08-Mar 2007 |
Madaxweynaha DKM ah iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa maanta duhurkii ka dhoofay gegida diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo ee Gobolka mudug.
>>Akhri |
Munaasabadii Maalinta Haweenka ee Gaalkacyo ka dhacday oo ay ka qeybgaleen Madaxweynayaasha Somaliya iyo Puntland
Thursday, 08-Mar 2007 |
Xaflada balaaran oo lagu xusayey munaasabada 8 Maarso ayaa maanta ka dhacday magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug.
>>Akhri |
Kulankii ay yeesheen Puntland iyo Dowlada Federaalka
Thursday, 08-Mar 2007 |
Kulan maanta ka dhacay xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug,
>>Akhri | |
|