English 
Boga hore
Xogta DGPL
Qaabka Xukuumadda
Khariidada
Nagala xiriir
Fal celis



Wararka

War saxaafadeed

Mashaariicda Hormarinta

Khadiiradda DGPL

Muuqaalo

Dalxiiska

Ganacsiga

info@puntlandgovt.com
Ministries' web pages
Ministry of Education
Ministry of Fisheries
Ministry of Women Development & Family Affairs
Ministry of Finance
Ministry of Health


Wararka
Madaxweynaha Puntland oo qabtey shir saxaafadda loogu talo galay

Tuesday, 03-Apr 2007

Ugu horrayn waxaan salaamayaa dadweynaha puntland anigoo rajeynaya horumar iyo baraare.

>>Akhri
Safarkii Madaxweynaha Puntland ee Dalka Itoobiya

Tuesday, 03-Apr 2007

Madaxweynaha Puntland iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa bisha Maarso markii ay ahayd 21ka safar ku tegay dalka Itoobiya gaar ahaana magaalada Adis-Ababa Madaxweynaha iyo weftigii ayaa waxa garoonka Caalamiga ah ee Booli Airpot ku soo dhoweeyey qaar ka mid ah madaxda sare sare ee Itoobiya

>>Akhri
Golaha Xukuumadda Puntland oo isugu yimid Shirkoodi Caadiga ahaa

Friday, 30-Mar 2007

Madaxweyne ku xigeenka Puntland ahna sii haya xilka Madaxweynaha Mudane Xassan Daahir Maxamuud ayaa shirgudoominaayey shirkii maanta

>>Akhri
Madaxweynaha oo xariga ka jaray Dhimo cusub ee xafiisyada Wasaarado

Tuesday, 20-Mar 2007

Madaxweynaha Puntland ayaa maanta xariga ka jaray dhisme cusub oo ay dhisteen wasaaradaha Maaliyada,Dekedaha iyo Kalluumaysiga iyo Qasnadda Bangiga.

>>Akhri
Mas'uuliyiintii ka socday Emaaraadka oo ka dhoofay Bosaso

Tuesday, 20-Mar 2007

Wefdigii ka socday Imaaraatka Raasa.alkhayma ayaa shalay duhurnimadii ka dhoofay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari.

>>Akhri
Madaxweynaha Puntland oo furay Mashruuca indho-fiiqida iyo Dhiiri gelinta Tallaalka

Monday, 19-Mar 2007

Madaxweynaha puntland ayaa maanta ka qaybgalay xaflad lagu furayey mashruuca indh fiiqidda iyo dhiiri gelinta Tallaalada.

>>Akhri
Qado sharaf loo sameeyey Wafdiga Dowlada Imaarada Raasulkhayma

Sunday, 18-Mar 2007

Madaxweynaha Punland ayaa qado sharaf u sameeyey weftigii ka socday imaaraatka Raasalkhayma iyo Wasaaradaha dalka Emaaraadka.

>>Akhri
Shir dhexmaray Puntland iyo Wafdigii Imaarada Raasulkhayma

Sunday, 18-Mar 2007

Xarunta Madaxtooyada Boosaaso ayey manta shir gaar ah ku yeesheen mas?uuliyiin ka socota Imaarada Raasulkhayma ee dalka Emaaraadka,

>>Akhri
Dekkada Bosaso oo ay booqdeen Wafuuda dalka Emaaraadka

Sunday, 18-Mar 2007

Wafdiga Emaaraadka ee booqashada ku maraya Puntland ayaa maanta soo booqday Dekeda weyn ee Magaalada Boosaaso.

>>Akhri
Airporka Bosaso oo ay soo kormeereen Wafdiga ka yimid UAE

Sunday, 18-Mar 2007

Wefdigii ka socday imaaraatka Raasa.khayma ayaa maanta soo kormeeray Terminalka airpotka cusub ee Benderqaasim International.

>>Akhri
<<PREV

Pages
1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61
NEXT>>
 
 
© 2006- 2009 Puntland Government | info@puntlandgovt.com