English 
Boga hore
Xogta DGPL
Qaabka Xukuumadda
Khariidada
Nagala xiriir
Fal celis



Wararka

War saxaafadeed

Mashaariicda Hormarinta

Khadiiradda DGPL

Muuqaalo

Dalxiiska

Ganacsiga

info@puntlandgovt.com
Ministries' web pages
Ministry of Education
Ministry of Fisheries
Ministry of Women Development & Family Affairs
Ministry of Finance
Ministry of Health


Wararka
Madaxwaynaha DGPL iyo Wakiilo ka socada Ras Al-Khaimah iyo Sacuudiga ayaa Maanta dhagaxdhigay Dhisamaha Maxjarka Boosaaso.

Sunday, 27-May 2007

Munaasabadii Dhagaxdhiga oo ay Goobjoog ka ahaayeen Wasiiradda maaliyadda, kaluumaysiga, Wasiir kuxigeenka xanaanada Xoolaha, Gudoomiyaha Gobolka Bari, Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntland, Ganacsato iyo odayaal, Madaxweynaha oo Ka hadlay Halkaas ayaa sheegay in Mashruucaani uu Waxweyn Kabadali doonto Ganacsiga Xoolaha Puntland Taas oo Horumar ku soo kordhintoonta oo meesha ay ka saari doonto xayiraada saaran xoolaha soomaaliya, Madaxa waftiga ayaa sheegey in Ay ku faraxsan yahiin Heshiiska Dhexmaray iyaga iyo Puntland, Waxana markaas kadib Gudigu isku kala qaybsheen Laba kooxood,

>>Akhri
Wafdiga Ras Al-Khaimah iyo Sucuudiga oo casho sharaf loogu sameeyay International Village Hotel Bossaso

Sunday, 27-May 2007

Wafdiga Ras Al-Khaimah iyo Sucuudiga oo maanta soo gaaray Boosaaso ayaa isla caawa waxaa casho sharaf ugu sameeyay Hoeel International Village ganacsatada Puntland, Casho sharaftan waxaa kaloo ka soo qayb galay Madaxwaynaha DGPL, Wasiiro, Isimo, gudoomiyaga Rugta ganacsiga iyo ganacsatada waawayn ee puntland .

>>Akhri
Wafdi ka socda Mandaqada Ras Al-Khaimah iyo Dalka Sacuudiga oo Shalay soo gaaray Puntland.

Sunday, 27-May 2007

Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland md Maxamuus Muuse xirsi ayaa Maanta Xaafiis kiisa Magaalada boosaaso Kuqaabilay Wafti Kasocda Dalalka Emaaradaka Rasalkhama iyo Sucuudiga.

>>Akhri
War saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Dgpl.
Friday, 25-May 2007
Dowlad Goboleedka Puntland waxay ogaysiinaysaa saxaafada in warka laga siidaayay Idaacada BBC Laanta af-Soomaaliga maanta oo ay taariikhdu ahay May 25, 2007 uu yahay war aan sal iyo raad toona lahayn lagan been abuuray dhacda aan jirin.

>>Akhri


Howgalkii laguduminayey Baraagaha Deegaanka Cagaare oo lasoo Gabagabeeyey,

Wednesday, 23-May 2007

Waftigii ay hogaaminayeen Islan Ciise islan Maxamed, Islan Bashiir islan Cabdulle ayna kamid ahaayeen Ugaas c/laahi ciise nuur, Garaad Abshir saalax, iyo Graad Faarax dheere, Dhinaca Dolwadna waxaa Hogaaminayey Wasiirka Maaliyadda Puntland dr maxamed cali yuusuf[Gaagaab]waxana kamid haa waftiga Dowlada wasirka Arrimaha Gudha Axmed Cabdi Xaabsade, Xildhibaan Axmed Barre,

>>Akhri
Booqasho ay ku tageen Wefdi sare oo ka socda DGPL dalka Sweden ayaa guul ku soo dhamaatey

Monday, 21-May 2007

Sweden:- Kulamada ay wasiirada Puntland la yeesheen hay?adaha iyo ururada Sweden ayaa ku dhamaaday guul iyo is afgarad buuxa. Kulamadaa oo ahaa kuwo hore u sii qorshaysnaa ayaa dhammaantood qabsoomay. Wasiirada Puntland ayaa hay?adahaa gacanta ka geliyey qoraalo rasmi ah oo taabanaya baahida Puntland hay?ad walbana kala hadlay arrimaha ka khuseeya.

>>Akhri
Wasiirka Hormarinta Haweenka iyo Arimaha Qoyska & Wasiirka Qorsheynta oo la kulmey Jaaliyadda Sweden

Friday, 18-May 2007

Stokholm: - Waxaa todobaadkii 2aad si habsami leh u socota booqashadii ay laba wasiir oo ka tirsan Puntland ku joogeen Stockholm/Sweden, wasiirka Hormarinta Arimaha Qoyska Marwo Caasho Geele Diiriye iyo Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah Mudane Cabdi Salaad Cali.

>>Akhri
Shaqaalihii Care oo lagu guulaystey in la sii daayo.

Thursday, 17-May 2007

Shaqaalihii Hay?ada Care oo afduubka loogu haystey degaanka Balidhidi ayaa xalay lagu soo wareejiyey madax dhaqameedyada degaanka.

>>Akhri
Ganacsatada iyo Isimada Puntland oo taageeray shirkada Al-Furqaani iyo dhismaha Maxjarka Xoolaha.

Thursday, 17-May 2007

Shirakada Xoolaha Al-Furqaan ayaa Hoteel Baanrama casho sharaf ugu samaysey dad gaaraya ilaa 200 boqol oo isugu jiray Isimo, Ganacsato, iyo Madax ka tirsan Dowlad Goboleedka Puntland.

>>Akhri
WAR SAXAAFADEED.

Monday, 14-May 2007

Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta, iyo Dalxiiska Mudane Cabdiraxman Maxamed Saalax (Bankax) ayaa cadeeyay shaqaalihi Hay?ada Care ee la qafaashay May 9, 2007 in ay bad qaban ka dib markii dowladu xiriir la samaysey.

>>Akhri
<<PREV

Pages
1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61
NEXT>>
 
 
© 2006- 2009 Puntland Government | info@puntlandgovt.com