 |
|
Baarlamaanka puntland oo Su?aalo Weydiiyey Golaha Xukuumadda
Sunday, 24-Jun 2007 |
Kalfadhiga 18-aad ayaa 23/06/07 waxaa ka qeybgalay Madaxweynaha Dowlada Puntland Maxamuud Muuse Xirsi , Madaxweyne kuxigeenka Puntland Xasan Daahir Maxamuud, Kalfadhiga oo uu Gudoominayey Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi oo uu weheliyey gudoomiye kuxigeenka koowaad ee baarlamaanka Salaad Xareed Cali.
>>Akhri |
Garowe: Madaxwaynaha oo Magacaabay Sadex Wasiir. Sunday, 24-Jun 2007 | Xeer Madaxweyne Lr.97 ee June 22, 2007 kuna saabsan magacaabid xubno Golaha Xukuumadda DGPL
>>Akhri
|
Madaxwaynaha ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Talyaha Ciidanka Booliska Soomaliya Sareeye Guuto Cabdi Cawaale Qaybdiid.
Thursday, 21-Jun 2007 |
Madaxweynaha DGPalnd md Maxamuud Muuse Xirsi ayaanta Waxaa uu Xaafiis kiisa Casuumada DG Pland ee Garoowe Kuqaabilay Wafti uu Hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed,
>>Akhri |
Madaxwaynaha DGPL ayaa wuxuu si rasmi ah u furay June 17, 2007 kalfadhigii 18-aad ee golaha Wakiilada.
Sunday, 17-Jun 2007 |
Munaasabadaan oo ka dhacday Hoolka shirarka ee Golaha Wakiilada waxaa kaloo ka soo qaybgalay Madaxwayne ku xigeenka, Golaha wasiirada, Isimada, Wafti ka socday Federaalka iyo saxaafada.
>>Akhri |
Madaxwaynaha oo qabtay shir Jara?id kana hadlay Arimaha Ciidamada DGPL.
Friday, 15-Jun 2007 |
Madaxweynaha DGPL ayaa saaka Xafiiskiisa waxa uu ku qabtay shir jaraa?id, waxaana ka soo qayb galay qaar ka mid ah saxaafadda ka howlgasha caasimadda Puntland ee Garowe.
>>Akhri |
Shirka Golaha Wasiirada ayaa maanta ka dhacay Madaxtooyada Garoowe.
Thursday, 14-Jun 2007 |
Maanta, khamiis ah, June 14, 2007 waxaa qolka shirarka ee madaxtooyada ee Caasimada Garowe ayaa waxa lagu qabtay shirkii todobaadlaha ahaa ee Golaha Xukuumadda,Shirkan ayaa waxa guddoominayey madaxweynaha Puntland,waxaana goob jog ka ahaa madaxweyne ku xigeenka.
>>Akhri |
XEER MADAXWAYNE: Thursday, 14-Jun 2007 | Madaxweynaha Puntland ayaa waxa uu soo saaray xeer Madaxweyne oo lambarkiisu yahay 91 ee Jun 12,2007 kuna saabsan Sarrifka Lacagta Dollarka Maraykanka ah oo la Xaddiday
>>Akhri
|
Madaxwaynaha oo kulan la yeeshay Aqoonyahanada iyo Waxgaradka Gobolka Nugaal.
Thursday, 14-Jun 2007 |
Madaxweynaha DGPl ayaa galabta kulan la yeeshay aqoonyahada iyo waxgaradka Gobolka nugaal gaar ahaana Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland.
>>Akhri |
Mudane Cabdi Xirsi Cali, ayaa maanta loo magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Nugaal.
Tuesday, 12-Jun 2007 |
Madaxweynaha DGPL ayaa maanta waxa uu soo saaray Xeer Madaxweyne oo Lrkiisu yahay 90 ee Jun 12,2007 kuna saabsan Cabdi Xirsi Cali oo lagu Magacaabay guddoomiyaha Gobolka nugaal.
>>Akhri |
Go?aamada golaha xukuumadda shirkiisi June 10, 2007
Monday, 11-Jun 2007 |
Maanta, Axad June 10, 2007 waxaa qolka shirarka madaxtooyada ee caasimadda Garowe lagu qabtay shir aan caadi ahayn ee golaha xukuumadda oo uu guddoominayey Madaxweynuhu.
>>Akhri | |
|