English 
Boga hore
Xogta DGPL
Qaabka Xukuumadda
Khariidada
Nagala xiriir
Fal celis



Wararka

War saxaafadeed

Mashaariicda Hormarinta

Khadiiradda DGPL

Muuqaalo

Dalxiiska

Ganacsiga

info@puntlandgovt.com
Ministries' web pages
Ministry of Education
Ministry of Fisheries
Ministry of Women Development & Family Affairs
Ministry of Finance
Ministry of Health


Wararka
Dabaaldeg lagu xusayo 1-da August, Sanad-Guuradii 9-aad dhismihii Dowlad Goboleedka Puntland oo ka dhacay Garoowe.

Wednesday, 01-Aug 2007

Garoonka Kubbadda Cagta ee Mire Awaare ayaa maanta waxaa ka dhacay Xaflad loogu dabaaldegayo Sanad Guuradii 9-aad Maalintii dhidibada loo tagay Dhismaha Maamul Goboleedka Puntland oo ahayd 1-da August 1998.

>>Akhri
Xaflad ka Dhacday Xarunta Wasaarada Horumarinta Haweenka iyo Arimaha Qoyska ee Dowlad Gobaleedka Puntland.

Wednesday, 01-Aug 2007

Casho Sharaf ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska ayaa waxa ka soo qayb galay Weftigii uu hoggaaminayey Madaxweyne Cabdillaahi Yuusuf, Madaxweynaha DGPl, guddoomiyaha Golaha Wakiilada, wasiirada DGPl, Xildhibaanada DGPL iyo Isimada Puntland, qaar ka mid ah jaaliyadaha dibada, Haweenka Gobolada Agaasimayaasheeda oo muddo ku sugnaa Caasimadda Puntland, Casho sharaftan ayaa waxa ay ka dhacday Xarunta wasaaradda Horumarinta Iyo Arrimaha Qoyska.

>>Akhri
Madaxweynaha DFKMG ah iyo weftigiisa ayaa maanta booqday Xerada 54aad ee Ciidanka Daraawiishta DGPL,

Tuesday, 31-Jul 2007

Madaxweynaha DFKMG Mudane Cabdulahi Yuusuf Axmed iyo weftigiisa ayaa maanta booqday Xerada 54aad ee Ciidanka Daraawiishta DGPL, waxaana booqashadaasi ku weheliyey Madaxweynaha DGPL Mudane Maxamuud Muuse Xirsi.

>>Akhri
Go?aamo ka soo baxay Wadatashigii dhexmaray Wafdiga DFKMS iyo DGPL.

Monday, 30-Jul 2007

Shirkii guud ee galabta ka dhacay Xarunta Baarlamaanka ayaa wax ka soo qayb galay Weftiga uu hoggaaminayo Madaxwaynaha DFKMS Mudane Cabdillaahi Yuusuf Axmed, Madaxwaynaha DGPL Mudane Maxamuud Muuse Xirsi ,Golaha wakiilada, golaha Xukuumadda, Isimada Puntland iyo qaar ka mid ah shacab magaalada Garowe.

>>Akhri
Wasiirkii Wasaarada Amniga iyo Dib u Dejinta oo xilkii Wareejiyey.

Monday, 30-Jul 2007

Wasiirka wasaaradda Ammniga iyo Dib u Dejinta (DDR), Mudane Axmed Cabdi Xaabsade oo xilka ku wareejiyey Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Mudane Ibraahim (Xaji Bakiin)

>>Akhri
Madaxwaynaha Soomaliya Mudane Cabdulahi Yuusuf iyo Wefdigiisa oo kulan la qaatay Golaha Wakiilada Puntland.

Sunday, 29-Jul 2007

Madaxweynaha DFKMG Mudane Cabdullahi Yuusuf Axmed iyo weftigiisa ayaa Shalay galab la kulmay Golaha Wakiilada DGPl, kulankaasi ayaa waxa uu ka dhacay xarunta baarlamaanka DGPL ee Caasimada garowe.

>>Akhri
Gudigii loo saaray Arimaha Maxjarka ayaa Go?aamiyey Taageerida Heshiiska Dowlada Puntland ay Gashay.

Sunday, 29-Jul 2007

Shir ay isugu yimaadeen Weftiga uu Hoggaaminayo Madaxweynaha DFKMG ah, Madaxweynaha DGPL, Wasiirka Ganacsiga, Wasiirka Xannaanada Xoolaha Beeraha Iyo Degaanka iyo Ganacsatada Puntland ayaa waxa uu xalay ka dhacay Hoolka shirarka ee Xarunta Madaxtooyada DGPL.

>>Akhri
Madaxwaynaha DFKMS Mudane Cabdulahi Yuusuf iyo wafti uu hogaaminayo oo maanta soo gaaray Garowe, Puntland.

Friday, 27-Jul 2007

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Ku meel gaarka ah iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray Caasimadda Maamul Goboleedka Puntland ee Garowe.

>>Akhri
WAR SAXAAFADEED.

Wednesday, 25-Jul 2007

Dhammaan Bulshada Caalamka, Ganacsatada iyo Dadweynaha Reer Puntland waxaan la socodsiinaynaa in taariikhdu Markay ahayd 23, July, 2007, la qabtay Makiinada lagu daabaco Lacagaha Shilin Soomaaliga, Doolarka iyo waliba Qalab kale oo muhiim ah sida Daawada loo adeegsado daabacaada iyo cadeynta lacagaha IWM.

>>Akhri
Madaxa Midowga Yurub u qaabilsan Arimaha Soomaliya oo soo gaaray Garoowe.

Wednesday, 25-Jul 2007

Wefti uu hoggaaminayo u qaybsanaha arrimaha Soomaaliya ee Midowga Yurub Mr Georges-Marc ANDRE ayaa maanta soo gaaray Caasimada maamul Goboleedka Puntland ee Garowe.

>>Akhri
<<PREV

Pages
1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61
NEXT>>
 
 
© 2006- 2009 Puntland Government | info@puntlandgovt.com