 |
|
Wefti uu horkacayo Wasiiru Dowlaha arrimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka oo maanta soo gaaray Puntland.
Wednesday, 26-Sep 2007 |
(BoosaasoPlgov.net)Waxaa maanta soo gaaray wefti ballaaran oo uu hoggaaminaayo Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha ee DFKMG ah Magaalada Boosaaso,kana soo degay Garoonka Caalamiga ah ee Bendar qaasim airpot.
>>Akhri |
Wefti khubaro ah oo ka socda Word Bank iyo UNDP ayaa soo gaaray Puntland.
Wednesday, 26-Sep 2007 |
(Garowe Plgov.net)Wasiirka Maaliyadda Puntland, Dr Maxamed Cali Yuusuf{Gaagaab} ayaa xafiiskiisa Garoowe ku qaabilay Wafti Ka socda Baanka Aduunka iyo Hay?ada Qaramada Midoobay u qaabilsan Horumarinta Mashaariicda ee UNDP.
>>Akhri |
Madaxweynaha iyo weftigiisa oo ka qayb galay casho sharaf
Wednesday, 26-Sep 2007 |
(Dubai Plgov.net) Madaxwaynaha Puntland Mudane Maxamuud Muuse Xirsi ayaa ka qayb qaatay casho sharaf ay usameeyen ganacsatada reer Puntland ee ku sugan Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta.
>>Akhri |
Madaxwaynaha Puntland oo la kulmay saraakiisha dowladda hoose ee Dubai.
Wednesday, 26-Sep 2007 |
(Dubia Plgov.net)Madaxwaynaha Puntland Mudane Maxamuud Muuse Xirsi ayaa hoolka magaalada Dubai kulan kula yeeshay sii hayaha agaasimaha guud dowladda hoose ee Dubai Eng. Hussein Nasser Ahmed Lootah iyo saraakiil ka tirsan dowladda hoose ee Dubai.
>>Akhri |
Wafti kasocda Jaamacadaha Dalka Talyaaniga, oo Booqasho ku jooga Maamul Goboleedka Puntland, oo kulamo la yeeshay Wasiiro katirsan Puntland,
Sunday, 23-Sep 2007 |
Wafti ka socda Jaamacadaha Dalka Talyaaniga oo uu hogaaminayo,Prof. Fago Luicieno oo ka socda Jaamacada ROME UNIVERSITY oo ay weheliyaan Inj.Calas Cabdinuur Yuusuf oo ah xiriiriyaha jaamacada Rome University iyo Puntland State Univesity ayaa booqasho ku jooga Puntland.
>>Akhri |
Wafti ka socda Baanka Aduunka iyo UNDP oo soo gaarey Puntland, gaar ahaana Magaalada Garowe
Friday, 14-Sep 2007 |
Garowe PLGOV.NET Wasiirka Maaliyadda Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf{Gaagaab} iyo Wasiirka kaluumeysiga iyo Dakadaha Puntland saciid Maxamed Raage, ayaa Garoonka Diyaaradaha ee kanoko ee Magaalada Garowe ku soo dhaweeyey Wafti balaaran oo ka socda Baanka Aduunka iyo UNDP oo ay hogaamineysey Madaxa Baanka aduunka ee Soomaaliya Sabeel Salasuki.
>>Akhri |
Ramadaan kariim) Madaxweynaha DGPl ayaa waxa uu hambalyo u dirayaa Bisha Ramadaan awgeed dhammaan muslimiinta Caalamka,Soomaliya gaar ahaana Puntland.
Friday, 14-Sep 2007 |
Madaxweynaha DGPl ayaa waxa uu hambalyo u dirayaa Bisha Ramadaan awgeed dhammaan muslimiinta Caalamka,Soomaliya gaar ahaana Puntland,Madaxweynaha Puntland Mudane Maxamuud Muuse Xirsi ayaa waxa uu hambalayada dirayaa isagoo ku sugan dalka Imaaraatka Carabta,gaar ahaana Magaalada Dubai.
>>Akhri |
Maanta Khamiis September 13, 2007 waxaa qolka shirarka madaxtooyada ee caasimadda Garowe lagu qabtay shirkii toddobaadlaha ahaa ee golaha xukuumadda.
Thursday, 13-Sep 2007 |
Shirka waxaa guddoominayey K/S Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka Puntland Md.Xasan Daahir Maxamuud.
>>Akhri |
Madaxweyne Ku xigeenka oo Maanta u xiray Siminaar Guddiga Badbaadinta iyo xakamaynta dhuxusha.
Thursday, 13-Sep 2007 |
Madaxweyne ku xigeenka anha sii hayaha xilka Madaxweynaha ayaa maanta kulan kula yeeshay xarunta Madaxtooyada gaar ahaa hoolka shirar guddiyada badbaadinta degaanka iyo xakamaynta dhuxusha ee degmooyinka Dhahar,Qardho,Xuddun iyo Taleex.
>>Akhri |
Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Mudane Xassan Daahir ayaa xafiiskiisa ku qaabiley xubno ka socda hay'adda Muslim Aid
Tuesday, 11-Sep 2007 |
(Garowe PLGOV.NET) Madaxweyna kuxigeenka DGPL ahna sii haya xilka Madaxweynaha ayaa Xafiiskiisa kula kulmay Wafdi ka kooban Sadex Xubnood oo ka Socda Hay,ada Muslm aid oo ah Hay,ada Samafal ah oo Dagan Dalka Ingiriiska waxaana kulankaa ka qayb galay Wasiirka Qorshayna iyo Xiriirka Caalamigaa DGPL.
>>Akhri | |
|