English 
Boga hore
Xogta DGPL
Qaabka Xukuumadda
Khariidada
Nagala xiriir
Fal celis



Wararka

War saxaafadeed

Mashaariicda Hormarinta

Khadiiradda DGPL

Muuqaalo

Dalxiiska

Ganacsiga

info@puntlandgovt.com
Ministries' web pages
Ministry of Education
Ministry of Fisheries
Ministry of Women Development & Family Affairs
Ministry of Finance
Ministry of Health


Wararka
War ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha

Sunday, 25-Nov 2007

Waxaa dadweynaha lagu wargelinayaa in la oggolaaday isticmaalka iyo in lagu safro baasaboorrada cusub ee federaalka iyo lascia pasare

>>Akhri
Boosaaso,Puntland.Xaflad ka dhacday Xerada Maxjarka Cusub.

Saturday, 24-Nov 2007

Xaflad aad loo agaasimay ayaa maanta waxa ay ka dhacday xerada cusub ee Maxjarka ee magaalada Boosaaso. Xafladan ayaa ujeedadeedu ahayd soo dhoweynta Maamulaha shirkadda L.L.C Mudane Xasan Khalaf Alxasan,xafladan ayaa waxa soo qaban qaabisay shirkada xoolo dhoofinta Somaliya(Ex,Al Furqaan),

>>Akhri
Boosaaso;Wasiirka Dowladaha Hoose iyo Horumarinta Gobolada oo dalka dib ugu soo laabtay.

Friday, 23-Nov 2007

Wasiirka wasaaradda Dowladaha hoose iyo horumarinta gobolada oo maanta duhurkii ka soo degay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Boosaaso. Wasiirka D/Hoose iyo Horumarinta Gobolada Mudane Cali Cabdi Awaare ayaa maanta waxa garoonka ku soo dhoweeyey guddoomiyayaasha Gobolka Bari iyo Sanaag. Wasiirka ayaa safarkiisa waxa ku weheliyey Xasan Khalaf Alxasani oo sida uu sheegay wasiirku ay ku kulmeenka safarkan oo uu ka yimid Sacuudiga.

>>Akhri
Shirkada L.L.C xubin ka mid ah oo maanta soo gaartay Magaalada Boosaaso.

Friday, 23-Nov 2007

Madaxa dhinaca Maamulka ee shirkada Gulf International Veterinary Quarantine Management com(L.L.C),Mudane Xasan Khalaf AlXasani ayaa maanta Duhurkii ka soo degay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Boosaaso

>>Akhri
Mashruuca Lafagoray

Thursday, 22-Nov 2007

Dadka degan aagga tuulooyinka Baargaal iyo Tooxin ayaa intii muddo ah ka shaqaynayay sidii ay labada tuulo jid isku xiro u samayn lahaayeen, waxay fureen jid dhan 80 km, hase ahaatee 8 km oo u dhaxaysa labada tuulo ayaa ku adkaatay dadkii inay sii wadaan jidkii xag dhaqaale iyo xag farsamo awgeed.

>>Akhri
Wefti ka socda shirkadda Afrika Oil Corp oo soo Gaaray Puntland.

Thursday, 22-Nov 2007

Waxaa maanta soo gaaray magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland weftiga ka socda Africa Oil Corp Weftigan oo uu horkacayo Madaxa Africa Oil Corp Mr Rick ayaa waxa ay ka soo degeen Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Boosaaso,ka dibna waxa ay Garowe ku yimaadeen safar dhulka ah.

>>Akhri
Warka soo baxay Madaxtooyada DGPL.

Sunday, 18-Nov 2007

Warbixintan ayaa waxa ay ka soo baxday xafiiska diiwaanka Madaxtooyada,waxaana Soo saaray Eng Caydaruus Cismaan Yuusuf.

>>Akhri
Xeer Madaxweyne Lr.179 Nofeenbar 17, 2007
Saturday, 17-Nov 2007
Waxaa maanta ka soo baxay xafiiska madaxweynaha DGPL Mudane Maxamuud Muuse Xirsi Xeer Madaxweyne Lanbarkiisu yahay 179 kuna mudeysan 17, Nofeenbar Xeerkan ayaa ku saabsan magacaabid xilal sare ee Ciidmada DGPL

>>Akhri


Kulankii xukuumadda oo maanta soo saaray go?aan ku aadan garsoorka.

Thursday, 15-Nov 2007

Waxaa maanta kulankii caadiga ahaa ee khamiista isugu yimid golaha xukuumadda DGPL Kulankan ayaa waxa shir guddoominayey Madaxweynaha DGPL mudane Maxamuud Muuse Xirsi,waxaana goob joog ahaa madaxweyne ku xigeenka mudane Xasan daahir Maxamuud.

>>Akhri
Eric lorich oo maanta soo gaaray Caasimadda Puntaland.

Monday, 12-Nov 2007

Madaxa u qaybsanaha howlaha gargaarka ee qaramada midoobey ee Soomaaliya iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa maanta ka soo degay garoonka kanoko ee Caasimada maamul goboleed Puntland ee Garowe.

>>Akhri
<<PREV

Pages
1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61
NEXT>>
 
 
© 2006- 2009 Puntland Government | info@puntlandgovt.com