 |
|
Xeer Madaxweyne oo ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha DGPL
Tuesday, 22-Jan 2008 |
Garowo,Puntland:Madaxweynaha DGPl ayaa maanta magacaabay guddoomiyaha Gobolka Sool,guddoomiyahan ayaa waxaa lagu bedelay guddoomiyihii hore ee gobolka sool Ibraahim Jaamac Daad,magacaabista ayaa waxa lagu soo saaray maanta xeer Madaxweyne,waxayna u qornayd sidatan:
>>Akhri |
Wefti ka socda Shirkada Alkhaliij oo soo gaaray Magaalada Boosaaso
Tuesday, 22-Jan 2008 |
Boosaaso,Puntland:Wafdi heer sare ah oo uu hogaaminayey wasiirka xanaanada xoolaha ee maamul goboleedka Puntland ayaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Boosaaso
>>Akhri |
Warsaxaafadeed Sunday, 20-Jan 2008 | Garowe,Puntland:Ka dib dhacdooyinkii la xiriiray nabadgelyada iyo sicirbararka ee saameeyey gobollada,madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland wuxuu dood dheer oo lafaguray iyo talooyin isugu jiray la yeeshay hay?adaha dawladda ee ay khusayso,xubno ka tirsan golayaasha dawladda iyo indheergaradka Puntland qaarkood.
>>Akhri
|
Xukuumadda DGPl iyo Unka oo kulan wada yeeshay.
Saturday, 19-Jan 2008 |
Garowe,Puntland:Wefti ka socda Unka oo maanta kulan la yeeshay xukuumada DGPL ee Soomaaliyeed,weftigan ayaa waxa uu shalay ka soo degay garoonka Konoko ee Caasimada Puntland ee Garowe.
>>Akhri |
Wefti ka socda DFKMG ah oo soo gaaray Puntland
Friday, 18-Jan 2008 |
Garowe,Puntland:Waxaa galabta garoonka Konoko ee Caasimada DGPL ee Garowe ka soo degay wefti xildhibaano ah oo ka tirsan DFKMG ah,wefigan ayaa waxa ay ka soo kicitimeen Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay.
>>Akhri |
Waxaa maanta kulan wada jir ah yeeshay DGPL iyo Isimada Gobolka Bari.
Wednesday, 16-Jan 2008 |
Boosaaso,Puntland:Kulanka ka dhacay xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Boosaaso ayaa waxa ka soo qayb galay Madaxweynaha DGPL mudane Maxamuud Muuse Xirsi,wasiiro,maamulka gobolka iyo kan degmada iyo Isimo,Ganacsato iyo Culima awdiinkii ku howlanaa mashaqadii ka dhacday Magaalada Boosaaso gaar ahaana Biyo kulule.
>>Akhri |
WAR-SAXAAFADEED
Tuesday, 15-Jan 2008 |
Boosaaso, 16 Jannaayo 2008
Boosaaso.Puntland:DGPL waxaa beryahan la soo darsey dhacdooyin u baahan in dawlad iyo shacabba laga yeesho wada-tashi iyo abbaar. Dhacdooyinku waxay isugu jiraan kuwa gudaha ah iyo kuwa duullaan dibadeed ah. Labada arrimoodba waxa ay halis u yihiin xasiloonida, nabadda, jiritaanka iyo qaranimada Puntland, waana lama huraan in aan wadajir uga hortagno.
>>Akhri |
Warbixin ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha ee Magaalada Boosaaso.
Monday, 14-Jan 2008 |
Boosaaso,Puntland:Dowlad Goboleedka PL oo olole ku qaaday burcadda
Waxaa Dhowaanahan ku soo kordhay Degaamada Dowlad Goboleedka PL falal Burcad iyo Amni Xumo Khal khal galisey amaanka gobolka.
Deegaamada pL waxay lahaayeen dhaqan wanaagsan iyo nabadgelyo Dabiici ah oo soo jireen ah.
>>Akhri |
Warasaxaafadeed (press Release)
Sunday, 13-Jan 2008 |
Boosaaso.Puntland:Shir deg-deg ah oo ay isugu yimaadeen Xubnaha Golaha Xukuumada ee DGPL, kana dhacay Xarunta Madaxtooyada Magaalada Boosaaso maanta oo ay Taariikhdu tahay, Axad Janaayo 13, 2008, shirkaas Waxaa gudoominayey Madaxweynaha dawlada goboleedka Puntland.
>>Akhri |
Madaxweynah DGPL oo maanta la kulmay madaxii hore ee xiriirinta macaawinooyika Qaramada Midoobey ee Somalia Mr Erich Larosch.
Wednesday, 09-Jan 2008 |
Boosaaso.Puntland:Madaxweynaha DGPL oo hadda ku sugan magaalada dekedda ah ee Bosaaso ayaa maantay xafiiskiisa kula kulmay madaxii hore ee xiriirinta macaawinada Qaramada midoobey ee Somalia Mr Erich Larosch oo booqasho ku yimi Puntland..
>>Akhri | |
|