English 
Boga hore
Xogta DGPL
Qaabka Xukuumadda
Khariidada
Nagala xiriir
Fal celis



Wararka

War saxaafadeed

Mashaariicda Hormarinta

Khadiiradda DGPL

Muuqaalo

Dalxiiska

Ganacsiga

info@puntlandgovt.com
Ministries' web pages
Ministry of Education
Ministry of Fisheries
Ministry of Women Development & Family Affairs
Ministry of Finance
Ministry of Health


Wararka
Madaxweyne ku xigeenka oo xariga ka soo jaray wadada Falidhyaale.

Monday, 04-Feb 2008

Garowe,Puntland:hay'adda Jidadka Nesha ee Puntland ayaa dhowaan soo dhamaysay datactir lagu sameynayey wadada isku xirta Laascaanood iyo Garowe

>>Akhri
Dastuurka Cusub oo loo soo bandhigay Xukuumadda

Sunday, 03-Feb 2008

Garowe,Puntland:Kulan ka dhacay Xarunta Madaxtooyada ee Caasimada Garowe gaar ahaan hoolka shirarka.

>>Akhri
Warbixin ku saabsan safarkii Imaaraatka carabta.

Sunday, 03-Feb 2008

Garowe,Puntland:Weftigii uu hoggaaminayey wasiirka Xannaanada Xoolaha,beeraha iyo degaanka ee booqashada ku tegay imaaraatka Carabta.

>>Akhri
Xeer Madaxweyne

Thursday, 31-Jan 2008

Garowe,Puntland:Hadaba gabagabadii shirka ayaa waxa la go?aamiyey in la magacaabo guddi ka soo war bixisa makiinadaha daabaca lacagta,intaasi ka dibna waxa uu madaxweynuhu isla maantaba uu ku soo saaray xeer madaxweyne oo u qornaa sidatan:

>>Akhri
Shirkii caadiga ahaa ee khamiislaha ahaa oo qabsoomay maanta.

Thursday, 31-Jan 2008

Garowe,Puntland:Waxaa maanta shirkii caadiga ahaa ee khamiislaha yeeshay golaha xukuumada DGPl. Shirkan ayaa waxa uu ka dhacay hoolka shirarka ee xarunta Madaxtooyada ee Caasimada DGP lee Garowe.

>>Akhri
Wafti ka socday hay?ada care international iyo Puntland oo dib ugu soo laabtay Magaalada garowe.

Wednesday, 30-Jan 2008

Garacad,Puntland:Waxaa mudo 10 Cisho ah Socdaal ku Marayey Deegaanada Garacad iyo Kullub oo ka tirsan Degmada jariiban ee Gobolka Mudug Wafti Ballaaran oo Isugu jiray Hay?ada Care International hay?ada Masiibooyinka Dabiiga ah ee Magaceeda lasoogaabiyo loo yaqaano HADMA, Wasaarada howlaha guud iyo gaadiidka maamul gobaleedka Puntland iyo marti sharaf kale.

>>Akhri
Xeer ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha DGPL.
Tuesday, 29-Jan 2008
Garowe,Puntland: Madaxweynaha DGPL Mudane Maxamuud Muuse Xirsi ayaa soo saaray xeer ku saabsan dibu eegista iyo Magacaabida guddiga shaqaalaha Rayidka ah. Xeerkan ayaa waxa uu u qorna sidatan

>>Akhri


Lacag Kootarabaan ah oo ay qabteen Booliiska Boosaaso.

Sunday, 27-Jan 2008

Boosaaso,Puntland:Waxaa xalay saqdii dhexe Kantaroolka Magaalada Boosaaso lagu qabtay lacag kootarabaan ahayd oo lagu soo cabeeyey Foostooyinka shidaalka.

>>Akhri
Madaxweynaha DGPL ayaa soo saaray xeer Madaxweyne
Saturday, 26-Jan 2008
Garowe,Puntland:Xafiiska Madaxweynaha DGPl Mudane Maxamuud Muuse Xirsi ayaa xafiiskiisa ka soo saaray xeer uu ku magacaabayo Garsoorayaal Maxakamadeed oo ay yeeshaan gobolada,Bari, Mudug,Nugaal iyo Karkaar,waxayna xeerkaasi u qornaa sidatan:

>>Akhri


Xeerar ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha DGPL
Thursday, 24-Jan 2008
Garowe,Puntland:Madaxweynaha DGPL ayaa waxa uu soo saaray xeerar uu ku magacaabayo mas?uuliyiin loo kala magacaabay guddoomiyaha Hay?ada horumarinta iyo isku xirka Qurbo joogta Puntland,iyo guddoomiyaha degmada Xarfo.

>>Akhri


<<PREV

Pages
1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61
NEXT>>
 
 
© 2006- 2009 Puntland Government | info@puntlandgovt.com