 |
|
Kulan ka dhacay shalay galab xarunta Madaxtooyada Boosaaso.
Wednesday, 27-Feb 2008 |
Boosaaso,Puntland:Kulan aad ballaaran oo ka dhacey shaley galab xarunta Madaxtooyada ee Magaalaada Boosaaso ayaa waxaa looga hadlayey Difaaca dawlad goboleedka Puntland.
>>Akhri |
Siminaar loo furay hoggaamiya dhaqameedka Puntland.
Wednesday, 27-Feb 2008 |
Garowe,Puntland:Madaxweyne ku xigeenka Puntland Mudane Xasan Daahir Maxamuud ayaa siminaar u furay Isimada Puntland iyo Cuqaasha.
>>Akhri |
Siminaarkii Bulshada Rayidka oo lagu soo gabagabeeyey Xarunta PDRC.
Tuesday, 26-Feb 2008 |
Garowe,Puntland:Siminaar soconayey saddex maalmood ayaa lagu soo gabagabeeyey Xarunta Cilmi Baarista Puntland PDRC.
>>Akhri |
INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN.
Tuesday, 26-Feb 2008 |
Boosaaso,Puntland:Waxaa tacsi tiiraanyo leh diraya Madaxweynaha DGPL iyo Madaxweynaha ku xigeenka DGPL,Golaha wakiilada iyo golaha wasiiradaba.
>>Akhri |
Madaxweynaha oo dhagax dhigay dhisme cusub oo ay yeelanayso Jaamacadda
Tuesday, 26-Feb 2008 |
Boosaaso,Puntland:Madaxweynaha dawlad Goboleedka Puntland ayaa maanta Dhagax dhigey dhisme cusub oo ay yeelaneyso jaamacada bariga Afrika
>>Akhri |
Kulan aan caadi ahayn oo ay yeesheen xukuumadda DGPL.
Tuesday, 26-Feb 2008 |
Boosaaso,Puntland:Kulan aan caadi aheyn ayaa ka dhacay xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Boosaaso oo ay ka soo qeyb galeen Golaha wasiirada iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland.
>>Akhri |
Innaalilaahi wa inaa ilayhi Raajucuun.
Sunday, 24-Feb 2008 |
Garowe,Puntland:Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Maxamuud Muuse Xirsi ayaa waxa uu Tacsi Tiiraanyo leh u diraya alla ha u naxariistee marxuum Xiif Cali Taar, oo saaka gaari kula gadoomay Magaalada Tukaraq.
>>Akhri |
Madaxweynaha DGPL oo booqday dadkii qaraxa ku dhaawacmay
Sunday, 24-Feb 2008 |
Boosaaso,Puntland:Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Maxamuud Muuse Xirsi ayaa kormeero kala duwan ku bixiyey Dekeda magaalada Bosaso iyo Isbitaalka guud ee Magaalada oo lagu baxnaaniyo dhaawacii Ethopianka ahaa.
>>Akhri |
Madaxweynaha DGPL oo dib ugu soo laabtay Puntland. Saturday, 23-Feb 2008 | Boosaaso,Puntland:Madaxweynaha DGPL ayaa shalay galab dib ugu soo laabtay Puntland.
>>Akhri
|
Shirkii khamiislaha ahaa oo ay maanta yeesheen xukuumadda DGPL.
Thursday, 21-Feb 2008 |
Garowe,Puntland:Shirkii khamiislaha ee caadiga ayaa maanta ay yeesheen golaha xukuumadda DGPL.
Shirkaan ayaa waxa uu ka dhacay hoolka shirarka ee xarunta Madaxtooyada DGPL ee caasimadda Garowe.
>>Akhri | |
|