English 
Boga hore
Xogta DGPL
Qaabka Xukuumadda
Khariidada
Nagala xiriir
Fal celis



Wararka

War saxaafadeed

Mashaariicda Hormarinta

Khadiiradda DGPL

Muuqaalo

Dalxiiska

Ganacsiga

info@puntlandgovt.com
Ministries' web pages
Ministry of Education
Ministry of Fisheries
Ministry of Women Development & Family Affairs
Ministry of Finance
Ministry of Health


Wararka
Safarkii dalka denmarka ee wasiirka Haweenka DGPL.

Saturday, 26-Apr 2008

Copanhegan,Denmark:Wasiirka wasaaradda horumarinta Haweenka iyo Arrimaha qoyska Marwo Caasha Geelle Diiriye ayaa safar ay muddo toban beri ah ay ku joogtay dalka Denmark soo gababgabaysay. Wasiirka ayaa waxa casuumaad ka heshay ururka magaciisa la yiraahdo Puntland Aid Service (PAS).

>>Akhri
Kulankii khamiislaha ahaa

Friday, 25-Apr 2008

Garowe,Puntland:Kulankii khamiislaha ahaa ee ay isugu yimaadeen golaha xukuumada DGPL ayaa waxa uu ka dhacay hoolka shirarka ee xarunta Madaxtooyada ee Caasimada DGPL ee Growe, oo badiyaaba uu ka dhaco kulankaasi.

>>Akhri
Lacagtiii daabacaada ahayd oo la gubay

Thursday, 24-Apr 2008

Boosaaso,Puntland:Maamul Goboleedka Puntland iyo culimada Gobolka Baria ayaa maalmihii ugu danbeeyey wadey dadaalo ay ku doonayeen in ay wax kaga qabtaan dhibaatada ka taagan Sicir baraka ee ka taagan deegaanada Puntland

>>Akhri
Ciidamada Amaanka oo ku guuleystey iney xoog ku soo furtaan Burcaddii afduubka ka geysatey Duleedka Bosaso

Wednesday, 23-Apr 2008

Boosaaso,Puntland:Burcadaani oo Shalay Galinkii Hore afduub u geysatey Dooni laga lahaa Dalka Isutaga Emaraadka Carabta Laguna Magacaabo Al-Khaliij ayaa Tiradoodu ay gaareysay ilaa 7-Todoba Qof waxaana Saakay Gacanta kusoo Dhigey Ciidanka Ilaalada Xeebaha Puntland oo Kaashanaanayey Ciidanka Booliska.

>>Akhri
Xeer K/S Madaxweynaha DGPL

Wednesday, 23-Apr 2008

Garowe,Puntland:Xafiiska Madaxweyne ku xigeenka ahna sii hayaha xilka madaxweynaha Mudane Xasan Daahir Maxamuud ayaa maanta soo saaray xeer Madaxweyne oo ku aadan sicir bararka iyo sarrifka dollar,ka dib markii ay shirkii khamiistu goluhu isku raaceen in %20 la dhimo canshuurta gaar ahaan cumntada quutal daruuriga iyo in sarrifka halka dollar lagu sarrifo 18kun oo shillin Soomaali ah.hadaba xeerkan ayaa waxa uu u qornaa sidatan:

>>Akhri
raalin gelin
Wednesday, 23-Apr 2008
akhristayaasha waxaan ka raali gelinaynaa webka oo cilad xagga soo gelinta wararka ay ku dhacaday

>>Akhri


Talo bixini sharci ma aha

Friday, 18-Apr 2008

Garowe,Puntland:warcelin la xiriirta talo bixinta guddoomiyaha Baarlamaanka DFKGMS.

>>Akhri
Shirkii todobaadlaha ahaa ee Xukuumada DGPL.

Thursday, 17-Apr 2008

Garowe,Puntland:Shirkii todobaalaha ahaa ayaa maanta waxa uu ka dhacay xarunta Madaxtooyada ee DGPL gaar ahaana hoolka shirarka ee Caasimada DGPL ee Garowe,waxaana maanta shirka guddoominayey Madaxweyne ku xigeenka ahna sii hayaha xilka Madaxweynaha Mudane Xasan Daahir Maxamuud.

>>Akhri
Qoraal ka soo baxay guddoomiyaha guddiga abaaraha

Wednesday, 16-Apr 2008

Garowe,Puntland:Guddiga abaaraha Puntland ayaa waxa kale oo ay soo saareen qoraalo ku socoda xubnaha guddiga ogeysiina ku ah guddoomiyayaaasha gobolada iyo ku simaha Madaxweynaha DGPL.

>>Akhri
Warsaxaafadeed ku aadan abaaraha Puntland

Wednesday, 16-Apr 2008

Garowe,Puntland:Guddiga abaaraha DGPL ayaa soo saaray warsaxaafadeed ku aadan abaaraha

>>Akhri
<<PREV

Pages
1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61
NEXT>>
 
 
© 2006- 2009 Puntland Government | info@puntlandgovt.com