English 
Boga hore
Xogta DGPL
Qaabka Xukuumadda
Khariidada
Nagala xiriir
Fal celis



Wararka

War saxaafadeed

Mashaariicda Hormarinta

Khadiiradda DGPL

Muuqaalo

Dalxiiska

Ganacsiga

info@puntlandgovt.com
Ministries' web pages
Ministry of Education
Ministry of Fisheries
Ministry of Women Development & Family Affairs
Ministry of Finance
Ministry of Health


Wararka
Kulan ka dhacay wasaaradda ganacsiga

Monday, 19-May 2008

Boosaaso,Puntland:Kulan aad u balaaran oo ka dhacey xarunta wasaarada Ganacsiga iyowarshadaha ee Puntland.

>>Akhri
warsaxaafadeed

Sunday, 18-May 2008

Garowe.Puntland:Waxaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee DGPL ee Caasimada Garowe lagu qabtay warsaxaafadeed looga hadlayo Bannaanbaxyadii ka dhacay Magaalada Laascaanood oo looga soo horjeeday gooni isu taagga Maamulka Soomaalidiidka ah.

>>Akhri
Xuskii 15kii May.

Saturday, 17-May 2008

Boosaaso,Puntland:Waxaa maanta ka dhacdey xarunta Gobolka Bari ee magaalada Boosaaso xaflad aad u balaaran oo lagu xusayey maalinta asaaskii dhalinyaradii SYL oo beegneyd maanta oo bishu aheyd 15/may/2008

>>Akhri
Kulan ay yeesheen UNDP iyo Xukuumada

Thursday, 15-May 2008

Garowe,Puntland:Waxaa maanta xarunta Madaxtooyada gaar ahaana hoolka shirarka ee Caasimada Garowe Kulan ku yeeshay Madaxda DGPL iyo wakiilada UNDP u jooga DGPL gaar ahaan Magaalada Garowe.

>>Akhri
Indho fiiqid ka bilaabantay Garowe

Monday, 05-May 2008

Garowe,Puntland:Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey ayaa maanta waxa ay ka dhacda Isbitaalka guud ee Magaalada Garowe ee Caasimada DGPL. Xafladan ayaa ujeedadeedu ahayd Indho fiiqid 200 oo qof oo looga fiiqayo dadka degan gobolka Nugaal.

>>Akhri
Waraysi lala yeeshay Ku simaha xilka Madaxweynaha

Saturday, 03-May 2008

Garowe,Puntland:Madaxweyne ku xigeenka ahna sii hayaha xilka madaxweynaha Mudane Xasan Daahir Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa waraysi kula yeeshay Tvga ka howlgala magaalada Minnesota ee Cariga Maraykanka

>>Akhri
Degmada Qandala oo yeelatay Gole degaan

Wednesday, 30-Apr 2008

Qandala,Puntland:Gole cusub oo deegaan ayaa waxaa loo sameeyey degmada Qandala ee gobolka bari, waxaana degmada booqasho ku tagey wafdi heersare ah oo uu hogaaminayo wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha DG Puntland C/samad Yuusuf ABWAN iyo masuuliyiin kale oo uu kamid yahay Gudoomiyaha K/xigeenka Gobolka Bari Yuusuf Muumin Bide.

>>Akhri
Madaxweynaha oo ka soo ambabaxay London

Tuesday, 29-Apr 2008

London.Britain:Madaxweynaha DGPL oo maalmahanba booqasho ku joogay dalka Britain gaar ahaana magaalada London ayaa saaka ka soo ambabaxay wuxuuna ka soo dhoofay garoonka Caalamiga ah ee Hethrow.madaxweynaha ayaa ku soo fool leh Puntland.

>>Akhri
Maxkamadayn ka dhacday Boosaaso

Tuesday, 29-Apr 2008

Boosaaso,Puntland:Maxkamada darajada koobaad ayaa maanta jeelka weyn ee magaalada Boosaaso ku maxaakamadeysey aburcad badeed iyo kuwo kale oo ka danbeeyey falkii afduubka ahaa Ee kadhacay Caasimada D,G.P.L Ee ladoonayey in lagu afduubo haweeneydii cadaanka aheyd Oo katirsaneyd shaqaalaha hayada bini Aadantanimada uqaabilsan qaramada midoobey Ee marka magaceeda lasoo gaabiyo looyaqaano UNHCR .

>>Akhri
Xaflad ka dhacday wasaaradda Caafimaadka.

Saturday, 26-Apr 2008

Garowe,Puntland:Xaflad si weyn loo soo agaasimay ayaa maanta ka dhacday xarunta wasaaradda Caafimaadka DGPL.

>>Akhri
<<PREV

Pages
1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61
NEXT>>
 
 
© 2006- 2009 Puntland Government | info@puntlandgovt.com