 |
|
Booqashadii Madaxweynaha ee degaanka dharoor.
Tuesday, 03-Jun 2008 |
Dooxada dharoor,Puntland:Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Maxamuud Muuse Xirsi iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa intii aaanay soo gaarin Garowe soo booqday Xarunta Baarista Shidaalka ay ka socoto ee Dooxada Dharoor.
>>Akhri |
Madaxweynaha DGPL oo soo gaaray Caasimada Garowe.
Monday, 02-Jun 2008 |
Garowe,Puntland:Madaxweynaha DGPL mudane Maxamuud Muuse Xirsi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaadhay Caasimada DGPL ee Garowe.
>>Akhri |
Kulan ka dhacay Madaxtooyada Boosaaso.
Saturday, 31-May 2008 |
Boosaaso,Puntland:Kulan aad u ballaaran ayaa ka dhacey Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Boosaaso oo aha mid looga hadlayey safarkii Madaxweynaha iyo xaalada ammaanka ee Puntland.
>>Akhri |
xeer Madaxweyne
Tuesday, 27-May 2008 |
Boosaaso,Puntland:Madaxweynaha DGPL Mudane Maxamuud Muuse Xirsi ayaa Maanta xafiiskiisa Boosaaso ka soo saaray xeer madaxweyne oo Lr64,xeerkaasi ayaa u qornaa sidatan.
>>Akhri |
Qalab aad u fara badan oo ka soo degay dekeda Boosaaso.
Sunday, 25-May 2008 |
Boosaaso,Puntland:Waxaa maanta dekeda Magaalada Boosaaso soo gaarey markab aad weyn oo layiraahdo Jumbo Express Cap Ferrat Oo kasoo amba baxey Imaaraadka Carabta kaasi oo wadey qalab loogu talagalay in lagu baaro shidaalka.
>>Akhri |
Madaxweynaha DGPL oo soo xiray siminaar muddo 3beri ah socday.
Sunday, 25-May 2008 |
Boosaaso,Puntland:Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland Maxamud Muuse Xirsi ayaa maanta soo xirey siminaar u soconayey sadex xaafadood oo kamid ah Magaalada Boosaaso, iyo Ciiddamada Booliiska oo lagu baranayey sidii ay u wada shaqeyn lahaayeen.
>>Akhri |
Guddiga sixida Sicir bararka.
Saturday, 24-May 2008 |
Boosaaso,Puntland:Kulamo qaatay labo maalmood oo u socday xukuumada DGPL ayaa dood dheer iyo falaqayn ka dib waxa la magacaabay guddi ka kooban sagaal xubnood,waxaana guddigaasi guddoomiye u aha wasiiru dawlaha Madaxtooyada,xiriirka caalamiga ah iyo xiriirka Bulshada,Mudane Cali Cabdi Awaare.
>>Akhri |
Kulankii todobaadlaha ahaa
Friday, 23-May 2008 |
Boosaaso,Puntland:Shirkii khamiislaha ahaa ayaa shalay ka dhacey hoolka shirarka ee madaxtooyada magaalada boosaaso, shirkan oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland Maxamud Muuse Xirsi waxaana goob joog ka ahaa madaxweyne kuxigeenka Xasan Daahir Maxamud.
>>Akhri |
Shirkada Afrika Oil ayaa shalay gaaray degaanka dharoor iyo ufayn
Thursday, 22-May 2008 |
Bosaaso,Puntland:Wafdi aad u ballaaran oo uu saaka hogaaminayey wasiirka macdan iyo shidaalka Xasan Cusmaan Maxamud Aloore oo ay kamid ahaayeen injineero ka socdey shirkada AfricaOil Corp ayaa saaka u anbabaxey deegaankaasi halkaasi oo lixda bilood ee sooscota laga baari doono.
>>Akhri |
Madaxweynaha DGPL oo galabta dib ugu soo laabtay Puntland.
Wednesday, 21-May 2008 |
Boosaaso,Puntland:Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Maxamud Muuse Xirsi Gen Cadde Ayaa galabta ka soo degey garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso, isagoo kasoo kicitimey dalkaasi jabouti oo uu maalmihii ugu danbeeyey ku sugnaa.
>>Akhri | |
|