English 
Boga hore
Xogta DGPL
Qaabka Xukuumadda
Khariidada
Nagala xiriir
Fal celis



Wararka

War saxaafadeed

Mashaariicda Hormarinta

Khadiiradda DGPL

Muuqaalo

Dalxiiska

Ganacsiga

info@puntlandgovt.com
Ministries' web pages
Ministry of Education
Ministry of Fisheries
Ministry of Women Development & Family Affairs
Ministry of Finance
Ministry of Health


Wararka
Cudur daar
Saturday, 21-Jun 2008
Kadib shan (5) maalmood oo cilad dhanka serverka ee la soo gudboonaatey webka ayaa hakiyey akhbaaraadkii aad uga barateen waxaana ka cudurdaaranaynaa ciladaas farsamo ee iminka la xaliyey

>>Akhri


Wefti Ballaaran oo soo gaaray Puntland

Wednesday, 11-Jun 2008

Garowe,Puntland:Wefti ballaaran oo ka socda Hay?ada Qaramada Midoobay ayaa kulan la yeeshay xukuumadda DGPL.

>>Akhri
warsaxaafadeed

Tuesday, 10-Jun 2008

Garowe,Puntland:Dowlad goboleedka Puntland ayaa waxay soo dhoweysay go?aamadii ka soo baxay shirkii nabadeed ee ka socday Jabuuti,una socday DFKMG ah iyo ururka mucaaradka ah ee ka soo horjeeda DFKMG ah,shirkaasi oo ka socday Jabuuti bilawdayna 31 bishii May 2008 to 9June 2008, ayna soo qaban qaabisay Hay?ada Qaramada midoobay oo hoggaaminayey wakiilka khaaska ee Soomaaliya Axmed duo walad Cabdalla.

>>Akhri
Shaqo Joojin.

Sunday, 08-Jun 2008

Garowe,Puntland:Waxaa maalinimadii shalay shaqo joojin lagu sameeyey guddoomiyihi Degmada Eyl. Waraaqda shaqada lagaga fariisyey waxa ay ka soo baxday xafiiska Agaasimaha Guud ee wasaarada Arrimaha Gudaha.

>>Akhri
TUB-RAACA AMNIGA PUNTLAND
Saturday, 07-Jun 2008
HOR-DHAC? Puntland waxa ay Soomaaliya inteeda kale la qabtey cawaaqib-darrooyinkii ka dhashay la?aanta dawlad dhexe 18kii sano oo la soo dhaafay. Waxase ay markiiba xasilisay nabaddii iyo ammaankii dhulkeeda, kamana dhex-dhicin colaad sokeeye, hase yeeshee inkastoo aaney weli u taabba-qaadin sidii la rabey, waxa ay kasabtay nabad iyo xasillooni ay ka wada shaqeeyeen intiisii hore odayaasha dhaqanka iyo waxgaradku, Maamulkuna 10kii sano oo uu dhisnaa sii xoojiyey.

>>Akhri


Xafladii Furitaanka Matoorada Cusub ee NEC.

Friday, 06-Jun 2008

Garowe,Puntland:Madaxweynaha DGPL ayaa shalay galab waxa uu ka qaybgalay xafladdii furitaanka xarunta Cusub ee NEC.

>>Akhri
Kulankii khamiislaha ahaa ee DGPL oo maanta ka dhacay Garowe.

Thursday, 05-Jun 2008

Garowe,Puntland:Shirkii todobaadlaha ahaa ayaa maanta waxaa lagu qabtay xarunta Madaxtooyada ee Caasimada DGPL ee Garowe shirkan ayaa waxaa shir guddoominayey Madaxweynaha DGPl Mudane Maxamuud Muuse Xirsi,waxaana goob joog ka ahaa Madaxweyne ku xigeenka Mudane Xasan Daahir Maxamuud

>>Akhri
Wasiirka Ganacsi oo dib ugu soo laabtay Puntland

Thursday, 05-Jun 2008

Boosaaso,Puntland:Wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha DGPLC/samad Yuusuf ABWAN ayaa shalay galabta ka soo degey garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso,

>>Akhri
Xeer Madaxweyne

Wednesday, 04-Jun 2008

Garowe,Puntland:Madaxweynaha DGPL ayaa shalay xafiiskiisa Magaalada Garowe ka soo saaray xeer Madaxweyne oo Lr.72,xeerkan ayaa waxa uu qornaa sidatan:

>>Akhri
Booqashadii Madaxweynaha meelaha ay ka socdaan mashaariicda

Tuesday, 03-Jun 2008

Boosaaso,Puntland:sidoo kale intii aanu ka soo ambabixin Magaalada Boosaaso Madaxweynuhu waxa uu booqday xarunta maxajarka laga dhisayo isagoo uu ku weheliyey booqashadaasi guddoomiyaha Barlamaanka Puntland.

>>Akhri
<<PREV

Pages
1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61
NEXT>>
 
 
© 2006- 2009 Puntland Government | info@puntlandgovt.com