English 
Boga hore
Xogta DGPL
Qaabka Xukuumadda
Khariidada
Nagala xiriir
Fal celis



Wararka

War saxaafadeed

Mashaariicda Hormarinta

Khadiiradda DGPL

Muuqaalo

Dalxiiska

Ganacsiga

info@puntlandgovt.com
Ministries' web pages
Ministry of Education
Ministry of Fisheries
Ministry of Women Development & Family Affairs
Ministry of Finance
Ministry of Health


Wararka
Munaasibad labo weji leh oo ka dhacday PSU.

Wednesday, 05-Aug 2009

Garowe,Puntland:Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa maanta ka qaybgalay munaasibad ballaaran oo lahayd labo weji.munaasibaddan ayaa waxa ay ka dhacday xarunta Jaamacadda PSU( Puntland State university).

>>Akhri
Warsaxaafadeed.

Wednesday, 05-Aug 2009

Garowe,Puntland:Shir degdeg ah oo ay galabta yeesheen golaha xukuumadda Dowladda Puntland ayaa waxa laga soo saaray war saxaafadeed lagu cambaaraynayo dilkii foosha xumaa ee manta loogu geystay wasiirkii warfaafinta alla ha u naxariistee Warsame Cabdi Shirwac. Warsaxaafadeedkaasi ayaa waxa uu u qornaa sidatan:

>>Akhri
Xaflad qiima badan oo ka dhacday Qasriga Madaxtooyada

Sunday, 02-Aug 2009

Garowe,Puntland:Xaflad si weyn loo soo agaasimay ayaa waxa ay xalay ka dhacday xarunta Madaxtooyada Dowladda Puntland, Xafladan ayaa waxa ay ka mid ahayd xuska iyo dabaaldegga loo samaynayey asaaskii Puntlandsoona qaban qaabiyeen guddiga qaabanqaabada xuska sannadguuradda 11aad ee aasaaskii Puntland.

>>Akhri
Dabbaaldegga xuska sannad guuradii 11aad oo maanta ka dhacday dhammaan gobolada Puntland.

Saturday, 01-Aug 2009

Garowe,Puntland:Munaasibada xuska sanadguuradii 11aad ayaa maanta waxa looga dabbaal degay gobolada Puntland oo dhan,munaasabadii ugu weynayd waxa ay maanta ka dhacday Caasimada Dowladda Puntland ee Garowe taasi oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay.

>>Akhri
Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa maanta ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Konoko ee Magaalada Garowe.

Friday, 31-Jul 2009

Garowe.Puntland:Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud ayaa waxa la socday wasiirka arrimaha Gudaha iyo Dawladaha Hoose,Duqa Degmada Boosaaso ahna guddoomiyaha golaha degaanka Boosaaso iyo Cali Cabdi Awaare.

>>Akhri
Warsaxaafadeed(Press Relaese)

Wednesday, 15-Jul 2009

Garowe,Puntland:Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda warfaafinta,Isgaarsiinta,Hidaha iyo dhaqanka. Warsaxaafadeedkan ayaa waxa uu ujeedadiisu ahayd mowqifka Dowladda Puntland ee Degaanada ka maqan. Hadaba warsaxaafadeedkaasi ayaa waxa uu u qornaa sidatan:

>>Akhri
Waxaa maanta xarunta Madaxtooyada DGPL laga xusay 26ka Juun.

Friday, 26-Jun 2009

Garowe,Puntland:Xuska maanta ka dhacay xarunta Madaxtooyada DGPL ee Garowe ayaa waxa ka soo qaybgalay Madaxweyne ku xigeenka ahna sii hayaha xilka Madaxweynaha Mudane Cabdisamed Cali Shire,wasiiro.xildhibaano iyo saxaafadda Gobolka. Kulankaasi lagu xusayey 26ka Juun oo ah maalin qiima weyn ugu fadhida Ummadda Soomaaliyeed ahna maalintii ugu horraysay ee Calan Soomaaliyeed laga taago Gobolada Waqooyi Galbeed.

>>Akhri
Wefti ka socda Shirkadda Range Resource oo soo gaaray Puntland

Friday, 26-Jun 2009

Garowe,Puntland:Wefti ballaaran oo ka socda Shirkada Shidaalka iyo Macdanta ee Range Resource ayaa soo gaaray Puntland gaar ahaan Caasimada Maamul Goboleedka Puntland ee Garowe

>>Akhri
Hay’ada Miina saarka oo sheegtay in ay guul ka gaartay burburinta waxyaabaha qarxa.

Tuesday, 09-Jun 2009

Garowe,Puntland:Madaxweynaha DGPl ayaa maanta ka qaybgalay Xaflad ballaaran oo dhacday xarunta Cilmi Baarista Puntland ee PDRC,xafladan ayaa waxa soo qabanqaabisay Hay’ad Miina baarista Puntland ee Mac,xafladan ayaa waxa ujeedadeedu ahayd guushii ay ka gaartay Puntland burburinta waxyaabaha qarxa oo laga fuliyey degaanada Puntland.

>>Akhri
Xeer Madaxweyne.

Sunday, 07-Jun 2009

Garowe,Puntland:Waxaa saaka Xafiiska Madaxweynaha DGPL Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud ka soo baxday xeer madaxweyne oo Lambarkiisu yahay 44,kuna Taariikhaysan June7,2009.

>>Akhri
<<PREV

Pages
1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61
NEXT>>
 
 
© 2006- 2009 Puntland Government | info@puntlandgovt.com