 |
|
Xukuumada DGPL oo ansixiyey Dastuurkii qabyada ahaa.
Thursday, 03-Jul 2008 |
Garowe,Puntland:Kulan ay xalay yeesheen golaha xukuumada DGPL ayaa waxa uu ka dhacay hoolka shirarka ee xarunta Madaxtooyada ee Caasimada DGPL ee Garowe.
Shirkan ayaa waxa shir guddoominayey Madaxweynaha DGPL Mudane Maxamuud Muuse Xirsi.
>>Akhri |
Warsaxaafadeed ka soo Baxay wasaaradda Warfaafinta.
Wednesday, 02-Jul 2008 |
Garowe,Puntland:Maalintii Isniintii 30kii Juun 2008,waxaa war-tebinta lagu baahiyey qoraal ku saabsan go?aano ka soo baxay shir la sheegay in uu Garowe ka dhacay oo ay soo saareen qaar ka mid ah Isimada Puntland
>>Akhri |
Dabbaaldeggii 1da Luulyo
Wednesday, 02-Jul 2008 |
Boosaaso,Puntland:Waxaa siweyn looga dabaaladagey Ida Luulyo Magaalada Boosaaso oo si weyn looga xusay maalinta 1da Luulyo ee sanadguuradii 48aad ee dalka Jamhuuriyada Soomaaliya, ayadoo munaasabado kala duwana lagu qabtay magaalada Boosaaso.
>>Akhri |
Mas?uuliyiin ka tirsan WHO oo soo gaaray Puntland
Wednesday, 02-Jul 2008 |
Garowe,Puntland:Madaxweynaha DGPL Mudane Maxamuud Muuse Xirsi ayaa xafiiskiisa manta ku qaabilay mas?uul ka socda Hay?ada WHO qaybta Soomaaliya.
>>Akhri |
Kulan ay wada yeesheen DGPL iyo UNka.
Saturday, 28-Jun 2008 |
Garowe,Puntland:Waxaa maanta shir isugu yimid Hay?adaha dowladda Puntland iyo Hay?adaha UNka.
>>Akhri |
Kulan ay Madaxda sar sare oo Qaramada Midoobaye Ku yimadeen Maamul Goboleedka Puntland oo ay ku Booqdeen Wasaarada Horumarinta Haweenka Iyo Arimaha Qoyska
Saturday, 28-Jun 2008 |
Garowe,Puntland:Maalinimadii talaadada saacaduna ahayd 04:30 galabnimadii ayaa wafti sar sare oo ka mid ahaa xubnaha ugu sareeya hayada qaramada midoobeey u qaabilsan kaalmada adami nimada oo marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan UNDP iyo xubno ka socda hayada kale ee qaramada midoobeey ah sida UNICEF, UNHCR iyo kuwo kale
>>Akhri |
Xuska maalinta Carruurta adduunka
Friday, 27-Jun 2008 |
Madaxwayne ku xigeenka Dawlad goboleedka Puntland
Gudoomiye kuxigeenka baarlamaanka mudane ,masuuliyiinta golaha wakiilada,golaha xukuumada hayadaha caalamiga ah kuwa madaniga ah,Carrurta ay maalintooda tahay oo loo dabaaldagayo,bahada saxaafadda iyo dhamaan martisharka kale oo rag iyo dumarba leh oo xafladan nagu sharfay in ay nagala soo qaybgalaan waxaan leenahay asalaamacalaykum waraxmatulahi wabarakaatuhu.
>>Akhri |
Madaxweynaha DGPL oo Yimid Garowe.
Thursday, 26-Jun 2008 |
Garowe,Puntland:Madaxweynaha DGPl ayaa xalay fiidkii soo gaaray Magaalada Garowe ee Caasimada DGPL.
Madaxweynaha ayaa waxaa xalay soo dhoweeyey qaar ka mid ah xukuumada DGPL,golaha wakiilada,maamulka Gobolka,taliyayaasha Ciidamada Puntland.
>>Akhri |
Guddi loo magacaabay Habaynta Maxjarka
Wednesday, 25-Jun 2008 |
Boosaaso,Puntland:Magacaabida guddiga ayaa waxa soo saaray Madaxweynaha DGPl wuxuuna u qornaa sidan:
>>Akhri |
Xeer Madaxweyne
Wednesday, 25-Jun 2008 |
Boosaaso,Puntland:Xeer madaxweyne oo Lr:76 ayaa ka soo baxay Xafiiska Magaalada Boosaaso wuxuuna qornaa xeerkaasi sidan:
>>Akhri | |
|