 |
|
Madaxweynaha DFKMG oo soo gaaray DGPL ee Soomaaliye.
Saturday, 26-Jul 2008 |
Garowe,Puntland:Madaxweynaha Dawladda Federaalka ee Ku meel Gaarka ee Soomaaliyeed ayaa saaka soo gaaray Magaalada Garowe ee Caasimada DGPL.
>>Akhri |
Madaxweynaha DGPL oo soo gaaray Garowe.
Wednesday, 23-Jul 2008 |
Garowe,Puntland:Madaxweynaha DGPL ayaa galabta soo gaaray Caasimada DGPL ee Garowe.
Madaxweynaha DGPL mudane Maxamuud Muuse Xirsi ayaa saaka waaberigii ka soo kicitimay Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari.
>>Akhri |
Wasiiro Booqday Cisbitaalka Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag
Wednesday, 23-Jul 2008 |
Badhan,Puntland:Masuuliyiin sar sare oo ka tirsan Maamul Goboleedka Puntland ayaa booday Cusbitaalka Guud ee Degmada Badhan kuwaasi oo kulamo la qaatay Masuuliyiinta dhanka Cisbitaalka ee Degmada Badhan, Masuuliyiintaas waxa ka mid ah Wasiiru Dawlada Mataxtooyada Puntland Jaamac Xirsi Faarax.
>>Akhri |
Gaari Tikniko ah oo ka soo galay Soomaaliland
Saturday, 19-Jul 2008 |
Garowe,Puntland:Gaari Tikniko ah oo qori saran yahay ayaa saaka soo gaaray magaalada Garowe ee Caasimada DGPL.
>>Akhri |
Kulan ka dhacay Badhan
Saturday, 19-Jul 2008 |
Badhan,Puntland:kulan balaaran oo looga hadlayo ayaamahan Midnimada Gobolka sanaag ayaa Maanta ka dhacay Aqalka Gobolka ee Caasimada 2 ee gobolka Sanaag Magaalada Badhan.
>>Akhri |
Golaha baarlamanka ayaa Ansixiyey siyaasadda Biyaha Puntland(Water Policy)
Tuesday, 15-Jul 2008 |
Garowe,Puntland:Golaha baarlamaanka ayaa mudo labo maalmood ah waxa ay ka doodayeen siyaasada Biyaha Puntland.
Doodaasi qaadatay mudada labada maalmood ah ayaa waxa ay xubnaha Baarlaamnku uga doodeen si adag,ka dib dood dheer iyo falaqayn,ayaa waxa lagu go?aamiyey in sida uu yahay loo ansixiyo maadaama la gashay juhdi fara badan,haatan aanay ku jirin wax ka hor imanaya Dastuurka iyo sharciga biyaha Puntland.
>>Akhri |
Wafti ka socda Imaaraatka oo soo gaaray Puntland.
Monday, 14-Jul 2008 |
Boosaaso,Puntland:Kulan aad u ballaaran oo ka dhacey xarunta Madaxtooyada Magaalada Boosaaso oo ay joogeen wafdi ganacsato reer imaaraad ah oo iyagu u yimi sidii ay u maalgashan lahaayeen deegaanada Puntland ayaa waxaa ka soo qeyb galey Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland Maxamud Muuse Xirsi Gen Cadde iyo Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland C/samad Yuusuf ABWAN,Wasiirka Dekedaha Axmed Saciid Awnuur, iyo ganacsatada Puntland.
>>Akhri |
Warbixin ku saabsan Qaraxii saaka dhacay Thursday, 10-Jul 2008 | Garowe,Puntland:Warbixin ka soo baxday dawlad gobolleedka Puntland oo ku saabsan dhacdadii ama qaraxii saaka ka dhacay meel u dhow garoonka kubad cagta ee Mire Awaare.ka dib markii la soo helay xog sugan,halkaasi oo ahayd boos banaan ahaydna meel ay si joogta ugu ciyaaraan carruurta siiba waqtiyada ay fasax ka yihiin waxbarashada sida Khamiista iyo jimcaha.
>>Akhri
|
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska warfaafinta
Tuesday, 08-Jul 2008 |
DOWLADDA PUNTLAND EE
SOOMAALIYA XAFIISKA WASAARADA WARFAAFINTA,ISGAARSIINTA.
PUNTLAND STATE OF
SOMALIA
OFFICE OF THE MINISTRY OF INFORMATION
Garowe,Puntland:Warsaxaafadeedkan ayaa waxa uu ku saabsanaa baaq ku wajahan abaaraha saameeyey DGPL
>>Akhri |
Hay?adaha Qaramada Midoobay iyo DGPL oo kulmay
Sunday, 06-Jul 2008 |
Garowe,Puntland:Hay?adaha Qaramada Midobay iyo Xukuumada DGPL ayaa shalay kulan ku yeeshay Xarunta Jaamacada ee PSU.
>>Akhri | |
|