 |
|
Madaxweynaha DGPL ayaa waxa uu qado sharaf u sameeyey Jaaliyadaha dibedda Puntland.
Sunday, 17-Aug 2008 |
Garowe,Puntland :Qado sharaftan uu u fidiyey Madaxweynaha DGPL mudane Maxamuud Muuse Xirsi ayaa ujeedadeedu ahayd sidii ay labada dhinac isugu xog warami lahaayeen.
>>Akhri |
Madax ka socda Hay?adaha Unka oo maanta soo gaaray Magaalada Boosaaso.
Thursday, 14-Aug 2008 |
Boosaaso,Puntland:Waxaa maanta soo gaaray Magaalada Boosaaso Madax ka socda Hay?adaha Unka ee u qaabilsan Qaramada midoobay Qaybta Bani?aadanimada.
>>Akhri |
Inaa lillaahi wa inaa ilayhi Raajucuun.
Wednesday, 13-Aug 2008 |
Boosaaso,Puntland:Tacsi Tiiraanyo leh.
>>Akhri |
Weftigii ka socday Imaaraatka iyo sadanada Cumaan oo maanta la kulmay Madaxweynaha DGPL.
Tuesday, 12-Aug 2008 |
Boosaaso,Puntland:Kulankan Madaxweynaha DGPl Mudane Maxamuud Muuse Xirsi iyo weftiga imaaraatka iyo Sadanada cumaan ayaa waxa ka soo qaybgalay golaha xukuumadda,maamulka Gobolka iyo degmada ee gobolka Bari,aqoonyahano iyo waxgarad.
>>Akhri |
Ganacsatada oo Casho sharaf u sameeyey weftiga Imaaraatka iyo Sadanada Cumaan
Tuesday, 12-Aug 2008 |
Boosaaso,Puntland:Casho sharaf si weyn loo soo agaasimey ayaa waxay xalay ka dhacday Hoteelka Panarama ee Magaalada Boosaaso
>>Akhri |
Weftiga Imaaraatka iyo Cumaan oo booqday Maxjarka
Tuesday, 12-Aug 2008 |
Boosaaso,Puntland:Weftigii shirkada Alkhaliij iyo Sadanada Cumaan oo booqday Maxjarka.
Weftigan shalay galab soo gaaray Puntland gaar ahaan Magaalada Boosaaso ayaa waxa ay soo kormeereen Xarunta Maxajarka iyo shaybaarka loogu talagalay in lagu daaweeyo xoolaha la dhoofinayo.
>>Akhri |
wefti ka socda Imaaraatka Carabta oo soo gaaray shalay Puntland.
Tuesday, 12-Aug 2008 |
Boosaaso,Puntland:wefti ka socda ka socda Imaaraatka Carabta,Cumaan iyo Sacuudiga ayaa shalay galab waxa ay soo gaareen Puntkand gaar ahaana Magalada Boosaaso.
>>Akhri |
Lammaanihii Jarmalka ahaa oo saaka la soo daayey
Saturday, 09-Aug 2008 |
Boosaaso,Puntland:Waxaa saaka aroornimadii hore la soo daayey oo xornimadoodii helay labadii lammaane ee u dhashay dalka Jermalka.
>>Akhri |
Madaxweynaha DGPL oo si rasmi ah xalay u furay shirkadda Telecom.
Friday, 08-Aug 2008 |
Boosaaso,Puntland:Xafladdii Furitaanka shirkada Telecom ayaa waxa ay ka dhacday Hoteelka Panarama ee Magaalada Boosaaso.
>>Akhri |
Kulan aan Caadi ahayn oo maanta yeesheen Xukuumadda Puntland
Wednesday, 06-Aug 2008 |
Boosaaso,Puntland:Golaha xukuumadda DGPl ayaa maanta waxa ay yeesheen kulan aan caadi ahayn,kulankan ayaa waxa shir guddoominayey Madaxweynaha DGPL Mudane Maxamuud Muuse Xirsi,waxaana goob ka ahaa Madaxweyne Ku xigeenka DGPL Mudane Xasan Daahir Maxamuud.
>>Akhri | |
|