 |
|
Madaxweynaha oo ku booqday Taliyaha Booliiska Puntland
Wednesday, 17-Sep 2008 |
Boosaaso,Puntland:Madaxweyne ku xigeenka DGPL ahna sii hayaha xilka Madaxweynaha Mudane Xasan Daahir Maxamuud ayaa saaka Isbitaalka ku booqday Taliyaha Ciidamada booliiska Puntland oo xalay ay dhaawac u geysteen niman soo duubtay afka.
>>Akhri |
xeer Madaxweyne
Sunday, 14-Sep 2008 |
Boosaaso,Puntland:Xafiiska Madaxweyne ku xigeenka ahna sii hayaha xilka Madaxweynaha Mudane Xasan Daahir Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Boosaaso waxa uu ka soo saaray Xeer Madaxweyne oo lambarkiisu yahay 99.h
hadaba xeerkan ayaa waxa uu u qornaa sidatan:
>>Akhri |
Madaxweyne Ku xigeenka DGPL oo maanta soo gaaray Magaalada Boosaaso.
Tuesday, 09-Sep 2008 |
Boosaaso,Puntland:Madaxweyne ku xigeenka DGPL,ahna sii hayaha xilka Madaxweynaha Mudane Xasan Daahir Maxamuud ayaa maanta soo gaaray magaalada Boosaaso ka dib markii uu saaka ka soo ambabaxay Caasimadda DGPL ee Garowe.
>>Akhri |
Wefti uu hoggaaminayo wasiirka Maaliyada oo Booqday degaamada Gobolka Mudug.
Monday, 08-Sep 2008 |
Gaalkacyo,Puntland:Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda ee Dowlad Goboleedka Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf{Gaagaab} ayaa waxay socdaal howleed kutageen Degmooyinka Jariiban iyo Goldogob.
>>Akhri |
Wargelin ku aadan Soo gudbinta waxqabadka Wasaaradaha iyo Hay?adaha hoos yimaada DGPL
Thursday, 28-Aug 2008 |
Garowe,Puntland:Waraaq ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne ku xigeenka ahna sii hayaha xilka Madaxweynaha DGPL,waraaqdan ayaa ahayd wargelin lagu wargelinaayo Hay?adaha DGPL in ay soo gudbiyaan waxqabadkoodii afartii sanno ee ay jirtay DGPl.
>>Akhri |
Madaxweyne Ku xigeenka oo maanta soo furay Ceel laga qodayo Buurowadal.
Tuesday, 26-Aug 2008 |
Buurawadal,Puntland:Madaxweyne ku xigeenka ahna sii hayaha xilka Madaxweynaha Mudane Xasan Daahir Maxamuud ayaa manta furay ceelka laga qoadyey Tuulada Buurawadal.
>>Akhri |
Madaxweynaha DGPl oo maanta ka dhoofay garoonka Boosaaso.
Sunday, 24-Aug 2008 |
Boosaaso,Puntland:Madaxweynahadawlad goboleedka Puntland Maxamudd Muuse Xirsi Gen Cadde ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyuuradaha ee Bandarqaasim Airport ee magaaladan Boosaaso isagoo ku sii jeeda dalka Jabuuti.
>>Akhri |
Shir ay wada yeesheen Wasaaradda Ganacsiga iyo Ganacsatada Puntland
Saturday, 23-Aug 2008 |
Boosaaso,Puntland:Shir ay wada yeesgeen wasaarada Ganacsiga iyo rugta ganacsiga ayaa waxa uu ka dhacay wasaarada Ganacsiga iyo wrashadaha DGPL ee Magaalada Boosaaso.
>>Akhri |
Madaxweynaha DGPL oo shahaadooyin guddoon siiyey arday ka qalin jebisay PSU.
Tuesday, 19-Aug 2008 |
Garowe,Puntland:Madaxweynaha DGPL oo ka qaybgalay Xafladii Qalin jebinta Ardayda PSU.
Xaflad aad loo soo agaasimey si qurux badana loo maamulay ayaa waxa ay ka dhacday xarunta Jaamacada Puntland State University.
>>Akhri |
Agaasimaha Puntland Diaspora Network oo qado sharaf u sameeyey weftigiiqurbo joogta Puntland.
Sunday, 17-Aug 2008 |
Garowe,Puntland:Qado sharaftan oo ahayd mid si weyn loo soo agaasimey ayaa waxay ka dhacday Huteelka Waamo ee Magaalada garowe
>>Akhri | |
|