English 
Boga hore
Xogta DGPL
Qaabka Xukuumadda
Khariidada
Nagala xiriir
Fal celis



Wararka

War saxaafadeed

Mashaariicda Hormarinta

Khadiiradda DGPL

Muuqaalo

Dalxiiska

Ganacsiga

info@puntlandgovt.com
Ministries' web pages
Ministry of Education
Ministry of Fisheries
Ministry of Women Development & Family Affairs
Ministry of Finance
Ministry of Health


Wararka
Madaxweynaha oo maalintii khamiistii soo gaaray Magaalada Boosaaso.

Sunday, 09-Nov 2008

Boosaaso,Puntland:Madax waynaha Dowlada Gobaledka Puntland Maxamuud Muuse Xirsi (Gen.Cade) maanta ka soo degay Garoonka diyaaradaha Bandar-Qaasim ee magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari, kadib markuu muddo todobaad ah dalka dibadiisa ku maqnaa.

>>Akhri
Maamulka Puntland iyo Shirkada Luutoh oo heshiis kala saxeexda.

Wednesday, 29-Oct 2008

Boosaaso,Puntland:Xaflad aad u ballaaran oo ka dhacdey hoolka dhismaha madaarka caalamiga ah ee bandarqaasim ee Bosaaso ayaa waxaa heshiis ku kala saxiixanayey maamulka Puntland iyo shirkadda Luutah oo ku aadanaa dhisida madaarka iyo dekeda Boasaso ee Bari.

>>Akhri
Xeer Madaxweyne

Wednesday, 29-Oct 2008

Boosaaso,Puntland:Madaxweynaha DGPL ayaa soo saaray xeer Lrkiisu yahay kaasi oo ah magacaabid degmo,ka dib markii uu soo caddeeyey wasiirka arrimaha gudaha DGPl. Xeerkan iyo waraaqda wasiirku soo qoray ayaa waxa ay u qornaayeen sidatan:

>>Akhri
Kulan ay yeesheen Xukuumadda DGPL

Thursday, 23-Oct 2008

Boosaaso,Puntland:Golaha xukuumadda DGPl oo shalay shir ku yeeshay xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Boosaaso,shirkan ayaa ahaa kulankii Khamiislaha ahaa oo la soo horumariyey.

>>Akhri
Ciidamada Badda ee DGPL oo xoog kuy soo furtay Doon Ganacsi.

Wednesday, 22-Oct 2008

Boosaaso,Puntland:Ciidamada Badda ee DGPL ayaa hawlgal ayaa shalay fuliyeen ku qabtay Doon Ganacsi oo dhowr maalmood ka hor laga afduubtay xeebaha Badweynta Hindiya taas oo ku sii jeeday Dekeda Berbera.

>>Akhri
Maxaabiistii Burcad-badeed oo la keenay Boosaaso.

Saturday, 18-Oct 2008

Boosaaso,Puntland:Ciidamada Amaanka iyo kuwa ilaalada badda ayaa maanta keenay dekeda Boosaaso koox burcad badeed ah oo ay ku soo qabqabteen afduub ay u geysteen markab ay iska lahayd shirkad Shamiintada keenta ee Barwaaqo oo ku taala Boosaaso

>>Akhri
Shir Jaraa?id oo ka dhacay Wasaaradda kalluumaysiga DGPL.

Thursday, 16-Oct 2008

Boosaaso,Puntland:Shirka jaraa?id ee lagu qabtay xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga,Dekedaha iyo Gaadiidka badda ayaa looga hadlayey sidii loo qabtay Markabka Barwaaqo iyo cidda gacan ka geystay.

>>Akhri
Madaxweynaha DGPL oo si Rasmi ah Xariga uga jaray Maxjarkii laga dhisay Magaalada Boosaaso.

Thursday, 16-Oct 2008

Boosaaso,Puntland:Xaflad aad u balaaran oo si fiican loo soo agaasimaya ayaa waxalagu qabtey xarunta maxjarka, waxaana ka soo qeyb galey Madaxweynaha Puntland Maxamud Muuse xirsi iyo ku xigeenkiisa Xasan Daahir Maxamud iyo golaha Wasiirada oo ay ka mid ahaayeen wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha ee Punland C/samad Yuusuf ABWAN, wasiirudawlaha Madaxtooyada, xiriirka caalamiga ah Cali Cabdi aware Wasiirka warfaafinta iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan maamulka Puntland

>>Akhri
Wafdigii Carbeed oo la kulmey Madaxweynaha Puntland

Wednesday, 15-Oct 2008

Boosaaso,Puntland:Kulanka ay la yeesheen wafdiga carbeed Madaxweynaha Puntland Maxamud Muuse Xirsi Gen Cadde ayaa waxaa ka soo qeyb galey dhamaan golaha xukuumada iyo isimada waxgaradka Ganacsatada .

>>Akhri
Ciidamada DGPL oo soo furtay Markabkii Barwaaqo.
Tuesday, 14-Oct 2008
Boosaaso,Puntland:Hawlgalkii ay beryahanba ku jireen Ciidamada DGPL ayaa manta soo afjarmay,ka dibkii markii ay ku guulaysteen Ciidamada DGPL in ay soo qabtaan markabkii Barwaaqo ee u rarnaa ganacsatada Reer Puntland.

>>Akhri


<<PREV

Pages
1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61
NEXT>>
 
 
© 2006- 2009 Puntland Government | info@puntlandgovt.com