English 
Boga hore
Xogta DGPL
Qaabka Xukuumadda
Khariidada
Nagala xiriir
Fal celis



Wararka

War saxaafadeed

Mashaariicda Hormarinta

Khadiiradda DGPL

Muuqaalo

Dalxiiska

Ganacsiga

info@puntlandgovt.com
Ministries' web pages
Ministry of Education
Ministry of Fisheries
Ministry of Women Development & Family Affairs
Ministry of Finance
Ministry of Health


Wararka
Wareegto ka ka soobaxday Xafiiska Madaxweynaha DGPL.

Saturday, 17-Jan 2009

Garowe,Puntland:Madaxweynaha DGPl Mudane Dr Cabdiraxmaan Sh.Maxamed Maxamuud(Faroole) ayaa maanta Xafiiskiisa ka soo saaray wareegto Lrkeedu yahay 01.January17,2009,kuna saabsanayd Magacaabid Guddi. Hadaba wareegtadan ayaa waxa ay u qornayd sidatan:

>>Akhri
Madaxweynaha oo Booqday Xarumaha Ciidamada.

Wednesday, 14-Jan 2009

Garowe,Puntland:Madaxweynaha DGPL iyo xigeenkiisa ayaa booqday qaybta Booliiska ee Gobolka Nugaal iyo xarunta 54aad ee Ciidamada Daraawiishta DGPL.

>>Akhri
Xafladda Sagootin Madaxdii hore ee DGPL

Monday, 12-Jan 2009

Garowe,Puntland:Madaxweynaha DGPl Mudane Dr Cabdiraxmaan Maxamed Sh,Maxamuud(Faroole) ayaa saaka xaflad sagootin ah u sameeyey Madaxweynihii Hore ee DGPL iyo golihii wasiirada.

>>Akhri
Baaq

Monday, 12-Jan 2009

Garowe,Puntland:Baaq ka soo baxay shirkii Boocane3 ayaa maanta isimada SSC shir ay ku yeesheen Xarunta Madaxtooyada ayaa waxa ay saxaafadda u qaybiyeen baaqii ka soo baxay shirkii Boocane3,waxaana uu u qornaa sidatan:

>>Akhri
Xeer Madaxweyne

Monday, 12-Jan 2009

Garowe,Puntland:Madaxweynaha DGPL ayaa maanta soo saaray xeer Madaxweyne oo uu ku magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada.xeerkaasi ayaa waxa uu u qornaa sidatan:

>>Akhri
Xaflad xilwareejin ah oo ay xilka kula kala wareegeen Madaxweynihii hore iyo Madaxweynaha Cusub ee DGPL.

Sunday, 11-Jan 2009

Garowe,Puntland:Xaflad aad loo soo agaasimey ayaa maanta waxa ay ka dhacday Xarunta Baarlamaanka DGPl,xafladdan ayaa waxa ay ujeedadeedu ahayd sidii ay xilka ula kala wareegi lahaayeen Madaxweynihii hore ee DGPl Mudane Maxamuud Muuse Xirsi iyo Madaxweynaha Cusub Dr Cabdiraxmaan Sh.Maxamed Maxamuud(Faroole).

>>Akhri
War saxaafadeed

Thursday, 08-Jan 2009

Dawladda Puntland waxay halkan ku soo bandhigaysaa in Mudane Cabdiraxman Maxamed Maxamud uu ku guulaystay doorashadii madaxwaynenimoda taasoo ka dhacday shalay taariikhduna ahayd 8da January, uuna sidaa ku noqday Madaxwaynaha cusub ee Dawlad Goboleedka Puntland.

>>Akhri
Guddoomiyaha golaha wakiilada iyo ku xigeenadiia oo maanta la doortay.

Saturday, 03-Jan 2009

Garowe,Puntland Guddoomiyaha cusub ee maanta la doortay Mudane Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa isagu ahaa mid aan cidi kula tartamayn guddoomiyanimada ,waxaana codka siiyey 65xildhibaan oo golaha fadhiyey.

>>Akhri
Khudbadii Madaxweynaha uu ka akhriyey kalfdhiga21 ee Baarlmanka

Friday, 02-Jan 2009

Garowe,Puntland:waxaad halkan ka akhrisataan Khudbadii Madaxweynaha DGPl ahna Musharax u taagn xilka Madaxweynanimada.

>>Akhri
Waxaa maanta hoolka Baarlamaanka DGPL ka furmay kalfadhigii 21aad.

Thursday, 01-Jan 2009

Garowe.Puntland:Kalfadhigan 21aad ayaa ahaa mid lagu dhaariyey baarlamaanka Cusub ee DGPL oo ay guddiga ansixinta golaha wakiilada iyo Khilaafaadka ay soo gudbiyeen.

>>Akhri
<<PREV

Pages
1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61
NEXT>>
 
 
© 2006- 2009 Puntland Government | info@puntlandgovt.com