 |
|
Shir jiraa’id oo uu qabtay Wasiirka Warfaafinta.
Tuesday, 27-Jan 2009 |
Garowe,Puntland:Wasiirka Warfaafinta oo maanta shir Jaraa’id ku qabtay Xarunta Laybareeriga ee Magaalada Garowe ee Caasimadda DGPL.
>>Akhri |
Madaxweynaha DGPL oo maanta ka qaybgalay Aqoon isweydaarsi
Monday, 26-Jan 2009 |
Garowe,Puntland:Madaxweynaha DGPL Mudane Cabdiraxmaan Sh.Maxamed Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay kulan ka dhacay Xarunta Jaamacadda PSU ee Magaalada Garowe ee Caasimadda DGPL.
>>Akhri |
Qoraal ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha DGPL.
Sunday, 25-Jan 2009 |
Garowe,Puntland:Qoraal farriin oo uu Madaxweynaha DGPl u diray u qaybsanaha qaramada midoobey arrimaha Soomaliya Axmed Wallad Cabdalla.
>>Akhri |
Xukuumadda Cusub ee DGPL oo maanta yeelatay kulankii ugu horreeyey ee Khamiislaha ahaa.
Thursday, 22-Jan 2009 |
Garowe,Puntland:Waxaa maanta hoolka shirarka ee xarunta Madaxtooyada DGPL ee Caasimadda Garowe ka dhacay kulankii ugu horreeyey ee ay yeeshaan golaha xukuumadda Cusub ee DGPL oo uu dhowaan Magacaabay Madaxweynaha DGPl Mudane Cabdiraxmaan Sh.Maxamed Maxamuud.
>>Akhri |
Wasiiro la dhaariyey Maanta
Wednesday, 21-Jan 2009 |
Garowe,Puntland:Waxaa maanta mar kale ka dhacay xarunta Madaxtooyada DGPL ee Caasimadda Garowe dhaartii lagu dhaarinayey qaar ka mid ah wasiiro iyo wasiiro ku xigeeno oo iyagu maanta soo xaadiray.
>>Akhri |
Weftigii Unka oo kulan la qaatay Xukuumadda DGPL.
Tuesday, 20-Jan 2009 |
Garowe,Puntland:Weftigii ka socday Hay’adda Qaramada Midoobey iyo World Bank ayaa maanta waxa ay kulan la qaateen Madaxweynaha iyo qaar ka mid ah wasaaradaha DGPl.
>>Akhri |
Wefti Unka ah oo galabta ka soo degay Garoonka Konoko ee Magaalada Garowe.
Monday, 19-Jan 2009 |
Garowe,Puntland:Waxaa galabta saacadu markii ay ahayd afartii galabnimo Garoonka Konoko ee Magaalada Caasimada DGPL ee Garowe ka soo degay Wefti qaramada Midoobay ka mid ah oo uu hoggaaminayo xiriiriyaha arrimaha Bani’aadanimada ee Soomaaliya Mr Mark Bowden.
>>Akhri |
Golihii wasiirada Cusbaa oo la dhaariyey.
Monday, 19-Jan 2009 |
Garowe,Puntland:Waxaa maanta hoolalka shirarka ee Xarunta Madaxtooyada DGPL ee Garowe lagu qabtay xafladii dhaarta golaha wasiiradda ee xukuumadda Cusub.
Xafladdan ayaa waxa ka soo qaybgalay Madaxweynaha DGPl iyo ku xigeenkiisa,Maxkamadda sare oo uu goob joog ka ahaa guddoomiyaha Garsoorka,sidoo kale waxaa goob joog ka ahaa qaar ka mid ah guddiga joogtada ee golaha wakiilada DGPL.
>>Akhri |
Dhamaan Golaha Wasiiradda oo looga yeeray Madaxtooyada Garoowe.
Sunday, 18-Jan 2009 |
Agaasimaha Borotokoolka ee Madaxtooyada Puntland Cabdisalaam Xassan Ducaale, ayaa sheegay in si deg deg ah golaha xukuumadda cusub ee Puntland ay isaga soo xaadiriyaan Caasimadda Puntland si ay uga qaybgalaan kulankii u horeeyay oo dhacaya maalinta beri ah 18.01.2009
>>Akhri |
Madaxweynaha DGPL oo magacaabey Golaha Xukuumadda
Sunday, 18-Jan 2009 |
Madaxweynaha DGPL Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa maanta magacaabey Golaha xukuumadda Puntland:
>>Akhri | |
|