 |
|
Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa maanta shacabka ku dhaqanka Caasimada Garowe ee Puntland kala qaybgalay salaaddii Ciidul Adxaa.
Friday, 27-Nov 2009 |
Garowe,Puntland:Salaadda Ciidul adxaa ayaa maanta lagu tukanayey Garoonka Kubbadda Cagta ee Mire Awaare,waxaana ka soo qaybgalay Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Cabdiraxmaan Sh.Maxamed Maxamuud,golaha Wasiiradda,xubno ka socday Baarlamaanka Dowlada federaalka ku meel gaar ah,xubno kale oo ka tirsan Dowladda Puntland iyo shacab aad u tiro badan.
>>Akhri |
Kulan ka dhacay xarunta Madaxtooyada Puntland.
Thursday, 26-Nov 2009 |
Garowe,Puntland:waxaa hoolka shirarka xarunta madaxtooyada ee magaalada garowe lagu qabtay kulan aan caadi ahayn kulanka ayaa waxa uu dhexmaray wefdi ka socda UNDPP iyo Maamulka Puntland.
>>Akhri |
Xeer Madaxweyne
Thursday, 26-Nov 2009 |
Garowe,Puntland:Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa Maanta Xafiiskiisa ka soo saaray xeer Madaxweyne oo Lambarkiisu yahay Lr.97,kuna taariikhaysan 25/11/09,kuna saabsan Magacaabid.
>>Akhri |
Puntland oo ka jawaabtay Bayaankii Congress-ka Mareykanka ah.
Tuesday, 24-Nov 2009 |
Garowe,Puntland:Dawladda Puntland ayaa jawaab ka bixisay hadal uu labo maalin ka hor soo saaray Wakiilka golaha Baarlamanka ee Mareykanka uqabilsan Xaajada African Donald Payne oo uu kaga hadlayay xaaladaha deegaanad Puntland iyo dadka ay Puntland udhiibtay dawladda Itoobiya.
>>Akhri |
Wasiirka Caafimaadka Puntland oo sheegay in Swine Flu soo galay Soomaaliya, Booqdayna Xarunta Hay’ada Caafimaadka Aduunka WHO ee Garoowe.
Monday, 23-Nov 2009 |
Garowe(AllPuntland)- Wasaaradda Caafimaadka ee Puntland ayaa bilowday in la talaalo dadka Ajnabiga ah ee soo galaya gudaha Puntland, markii la xaqiijiyey in uu gudaha dalka Soomaaliya soo galay Cudurka khatarta ah ee la yiraahdo Swine Flu oo dad badan ku laayay daafaha caalamka.
>>Akhri |
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Casho sharaf u sameeyey Guddigii Ismada ahaa
Monday, 23-Nov 2009 |
Garowe,Puntland:Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Cabdiraxmaan Sh. Maxamed Maxamuud ayaa xalay casho sharaf waxa uu u sameeyey Gudigii Isimada ahaa ee loo xil saaray xalinta Khilaafaad beelaha walaalaha ah ee wada Dega degaanka Igdhays.
>>Akhri |
Kulan ka dhacay xarunta Wasaaradda Warfaafinta,isgaarsiinta iyo dhaqanka.
Sunday, 22-Nov 2009 |
Garowe,Puntland:Waxaa xarunta Wasaaradda Warfaafinta,isgaarsiinta iyo dhaqanka ka dhacay kulan ay wada yeesheen Mas’uuliyiinta Idaacadaha iyo Tvyada ee ka Hawlgalo Puntland gaar ahaana Magaalada Garowe.
>>Akhri |
Shirkii Jaraa’id ee Madaxweynaha Dowladda Puntland.
Saturday, 21-Nov 2009 |
Garowe,Puntland:Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa maalinimadii khamiista ahayd kulan la yeeshay golaha xukuumadda Puntland,kaasi oo sida caadiga ah ay khamiis walba kulan yeeshaan.
Madaxweynaha ayaa kulankaasi shir jaraa’id oo uu ku qabtay kaga warbixiyey safarkii uu ku tegay Dalka Kenya gaar ahaana Magaalada Nayroobi isaga iyo wefti uu hogaaminayey.
>>Akhri |
Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa maanta shacabka ku nool Caasimadda Puntland ee Garowe kala qaybgalay Salaaddii Ciidul fidriga.
Sunday, 20-Sep 2009 |
Garowe,Puntland:Dadweyne aad u tira badan ayaa maanta ku tukanayey Garoonka Ciyaaraha ee Mire Awaare ee Caasimadda Puntland ee Garowe.
>>Akhri |
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo maanta u kuurgalay Xaaladda Isbitaalka Guud ee Garowe.
Wednesday, 16-Sep 2009 |
Garowe,Puntland:Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa maanta soo kormeeray Isbitaalka weyn ee ku yaala Caasimada Dowladda Puntland ee Garowe.
>>Akhri | |
|