Madaxwayne Ku xigeenku wuxuu kaaliyaa Madaxwaynaha sidii uu gudan lahaa xilkiisa, Waa sii-hayaha Xilka madaxwaynaha marka uu maqan yahay.
Madaxwayne ku-xigeenka waxaa doortay Golaha Wakiilada, Mudada xilku waa 4 Sano, dhamaadka mudadaa Xilka wuxuu xaq u leeyahay in uu tartami karo |