English 
Boga hore
Xogta DGPL
Qaabka xukuumadda
Khariidada
Nagala xiriir
Fal celis



Wararka

War saxaafadeed

Mashaariicda hormarinta

Khariidadda DGPL

Muuqaalada

Dalxiiska

Ganacsiga

info@puntlandgovt.com
Ministries' web pages
Ministry of Education


Ministry of Fisheries & Ports

Ministry of Women Development and Family Affairs

Ministry of Finance


Ministry of Health


 
Qaabka xukuumadda
Madaxweynaha DGPL | Golaha xukuumadda | Golaha wakiilada | Dastuurka | Hay'adaha
Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland


Madaxweynaha Puntland Mudane Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Waxaa loo doortay madaxweynaha 8. Jan 2008 si baarlamaani ah

Madaxwaynahu waa awooda ugu saraysa dowlada wuxuu astaan u yahay midnimada Puntland, madaxwaynuhu waa Taliyaha ciidamada qalabka sida.

Madaxwaynaha waxaa doortay Golaha Wakiilada, Mudada xilku waa 4 Sano, dhamaadka mudada Xilka, wuxuu xaq u leeyahay in uu tartami karo.