Garowe,Puntland:Wefti ballaaran oo ka socda Shirkada Shidaalka iyo Macdanta ee Range Resource ayaa soo gaaray Puntland gaar ahaan Caasimada Maamul Goboleedka Puntland ee Garowe
Garowe,Puntland:Xaflad si weyn loo soo agaasimey ayaa maanta waxa ay ka dhacday Xarunta Cilmi Baarista Puntland(PDRC),xafladan ayaa lagu xusayey Maalmaha Caafimaadka Carruuta.
waxaana soo qabanqabisay wasaaradda Caafimaadka DGPL.
Garowe,Puntland:Waxaa xafiiska Madaxweynaha DGPl ka soo baxay xeer Madaxweyne oo Lambarkiisu yahay 32,kuna saabsan magacaabida agaasimaha Guud ee hay’adda daryeelka Bulshada Puntland.magacaaabida Mas’uulkan ayaa waxa ay ka dambaysay ka dib markii ee golaha xukuumadda DGPl ay isku raaceen shirkii Khamiislaha ahaa in la dhiso Hay’ad u adeegta Bulshada Puntland sida Agoomaha,Danyarta,curyaamiinta iyo dadka waayeelka ah.