Rugta Ganacsiga Puntland Wershadaha iyo Beeraha
Rugta Ganacsiga Puntland waa urur heer caalami ah oo ay hoosyimadaan in ka badan 1000 shirkado ganacsi ah oo leh nooc walba wershad kasta iyo shaqo kasta ee Gobolkan.
Rugta Ganacsiga ee Puntland waxa ay bixisaa adeegyo kala duwan oo loogu talo galay maalgeliyaasha, kuwaas oo doonaya in ay maalgashadaan Puntland, talobixin, hagida ganacsigaaga,diyaarinta arjiyada ganacsiga, Ganacsi ganacsi ku socda(B2B), iyo qaar kale oo badan. Qaybaha ay diirada saarayso Rugta ganacsiga waxaa kamid ah, Hormarinta ganacsiga xoolaha, Beeyada, Maydiga, Kheyraadaka Badda, Cusbada, Wershadaha iyo Beeraha.
Rugta Ganacsiga Puntland waxa ay xafiisyo ku leedahay dhamaan gobolada Puntland
Haddii aad u baahan tahay faah faahin dheeraad ah fadlan la xiriir Rugta Ganacsiga:
Rugta Ganacsiga Wershadaha iyo Beeraha ee Puntland
Xafiiska ugu weyn, Bosaso
Tel: 2525 826090
Tel: 2525 824738
Tel: 252523 34 160
Tel: 2525 23 4360 |