Golaha Wakiilada :
Awooda xeer dejinta waxaa leh Golaha Wakiilada, oo dhan 66 xildhibaan kana wakiil ah dhamaan gobolada puntlanad, Golaha wakiiladu waxay dhexdooda ka doortaan Afhayeen iyo labo ku-xigeen.
Afhayeenka golaha wakiilada wuxuu maamulaa kal fadhiga golaha isla markaana hubiyaa tixraaca dastuurka, ku xigeenadu waxay kaaliyaan afhayeenka gudashada xilkiisa, Golaha wakiiladu waxay leeyihiin gudiyo daba gal ku sameya xukuumadu sida ay u fuliso Adeega bulshada. |